QUDUS English Academy

QUDUS English Academy To develop the language skills of the students of Somaliland. The community also need to enhance their skills. I'm teaching my students good English.

This is one of the photos I took at the beach town of Berbera. You can download it and make it a wallpaper for your phon...
14/12/2021

This is one of the photos I took at the beach town of Berbera. You can download it and make it a wallpaper for your phone or computer.

Qudus Academy wuxuu qayb cusub ka furayaa xaafadda buurta ee new Hargeysa agagaarka camankolay. Fasalladaasi waxay bilaa...
30/11/2021

Qudus Academy wuxuu qayb cusub ka furayaa xaafadda buurta ee new Hargeysa agagaarka camankolay.
Fasalladaasi waxay bilaabmayaan bilawga December inshaalaah. Innamo iyo habalaba waa loo dhigayaa.
Waxaan dhigayaa dhamaan qaybaha English ka. Nagala Soo xidhiidh 0633242625.
Is qoristu way bilaabantay. Welcome!!!

24/11/2021

Why do so many people learn English?

15/11/2021
Waa maalin aan arday la joogey Berbera Public Library, Berbera.
15/11/2021

Waa maalin aan arday la joogey Berbera Public Library, Berbera.

Teaching is my passion.
09/11/2021

Teaching is my passion.

Qudus English Academy, Hargeisa.
30/09/2021

Qudus English Academy, Hargeisa.

27/08/2021

Needed for teaching English to both male and female.

02/10/2018

Ku soo dhawow maktabadda Iqra.

01/07/2017

New English Classes for Ladies.

Waxa bilaabmaya fasalo cusub oo English dumarka lagu barayo. Ku soo biira aad faaiidaane. Waa mahadsantihiin.

07/06/2017

Qudus English Academy Waa private aan ka furay Hargeysa bishii April.
Waxaan Ku dhigayaa English - bilaw ilaa heer jaamicadeed.
English for Beginners
Intermediate English
Advanced English
Arday baa dhiganaysay ilaa bishii shanaad ee May.

ADMISSION IS OPEN!
Waxaan qoraynaa arday cusub oo barata English.
School Ku wuxuu Ku yaalaa tiyaatarka agtiisa. Wuxuu Ku xigaa carwada/dhakhtarka dadka jajabay ee INA aw aadan.

Telesom: 063-3242625
Somtel: 065-9508632

Xilliyadu Waa subax, galab iyo habeen.
Welcome.

Address

063-3242625. 065-9508632
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when QUDUS English Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category