Subax suuban
Khayr Al Qur'aan online
Asalaamu calaykum Ku soo dhowow markiska khayr Al quraan online Ee barashada quraanka iyo culunta shareecada ku baro hab online ah
Ku soo dhowow khayr al quraan online ee barashada quraanka iyo culumta islaamka oo lagugu baraayo hab online,
Hadaba qof u baahan waxbarasho tayo leh caruur iyo ciroolaba soo dhowaada ,
Kala soo xidhiidh whatsap: +252633416835
25/03/2025
Maamuulka Xaramka barakaysan ayaa dadka halkaas cibaaadada u tegay ka codsaday in ay joojiyaan sawirrada iyo muuqaallada ay sida joogtada ah u duubayaan gaar ahaanna inta lagu jiro maalmaha iyo habeennada khayrka badan.
Maamuulku waxay dadka ugu baaqeen in Telefoonadooda ay meel ku ridaan kana midha dhaliyaan ujeedkii ay Xaramka u yimaaddeen oo cibaado ahayd.
Gallaydh TV
23/03/2025
Ku soo dhawaaw dugsiga khayr Al Quraan Online ee Barashada Qur,anka Iyo Axaadiistii Nabiga Adoo jooga Gurigaga ama Goobahaga Ganacsi Hab online ah,
Waxa Kuu Diyaara Macalimiin Khibrad U leh, Wakhti Badana Kusoo Jiray macalinimo .
ku baro:-👇👇👇
♦️- Barashada Qur'anka Iyo Tajwiidka
♦️ - Barashada Higaada
♦️ - Barashada Luqada Carabiga
♦️ - Barashada Tafsiirka
♦️ – Barashada Axaadiisti Nabiga
Duruusta Waxa Lagu Baran Doonaa Hab Online- Ah 24Saac/7week
Waxaad u baahn tahay hoos noogu reeb mahadsanid
63 3416835
Ku baro quraanka kareemka ah hab online ah
Alxmdullaah hadii aad u kacday salaadi subaxa waa nimco wayn alle ku waafajiyey soo qor
Alxmdullaah
Alxmdullaah hadii aad u kacday salaadi subaxa waa nimco wayn alle ku waafajiyey.
Mnsha allah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Inta salaadda subax tukatay baan salaamayaa.
09/02/2025
Xamaas, ayaa markii u horreysay soo bandhigtay gododka ay ku heysay qaar ka mid ah maxaabiista Israa’iil, gaar ahaan saddex maxbuus oo maanta la sii daayay.
Inta ilhey Dartii Salad subax Ukacday Ilhey Haka Rali Noqdo
Subax wanaagsan Dhamantiin🙏❤️
09/02/2025
Kaliya 20 Cisho ayaa ka dhiman Bisha Barakeeysan ee Ramadaan. 🌙
08/02/2025
Ku soo dhawaaw dugsiga Al-khayr Qur'an Online ee Barashada Qur,anka Iyo Axaadiistii Nabiga Adoo jooga Gurigaga ama Goobahaga Ganacsi Hab online ah,
Waxa Kuu Diyaara Macalimiin Khibrad U leh, Wakhti Badana Kusoo Jiray macalinimo .
ku baro:-👇👇👇
♦️- Barashada Qur'anka Iyo Tajwiidka
♦️ - Barashada Higaada
♦️ - Barashada Luqada Carabiga
♦️ - Barashada Tafsiirka
♦️ – Barashada Axaadiisti Nabiga
Kala soo xidhiidh
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Suuqa
Hargeisa