04/12/2024
Fursad dahabi ah, tababar loogu talo galay ardeyda qoraysa buuga dhamaystirka jamacada.
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from الجامعة الإسلامية بمينسوتا فرع صوماليلاند, Education, Road num 1, Hargeisa.
04/12/2024
Fursad dahabi ah, tababar loogu talo galay ardeyda qoraysa buuga dhamaystirka jamacada.
15/12/2023
بدأت الاختبارات الجامعية لطلاب مرحلة البكالوريوس.
03/10/2023
تُناقش رسالتين دكتوراة قيمة متميزة مقدمة إلى الجامعة الإسلامية بمنيسوتا في تخصص الفقه وأصوله.
الرسائل تناقش حضوريا في مكتب الجامعة ويوجد كذلك بث مباشر عبر الزوم.
وفق الله الجميع لما يحب ويرضى....
03/10/2023
---------- Mahadnaq Iyo Bogaadin ------------
Waxa uu maamulka Jaamacada Islamic University of Menisota uu u Mahad celinyaa Marka h**e Allah oo U suurta Galiyey In uu Noo dhamaaday Tobarkii, Sidoo Kale waxa aan Bogaadinaynaa Dhamaan ka Soo qayb Galayaashi tababarka.
Tababarkaas oo Cinwaankiisu ahaa:
42 Xeer oo Aad ku Horumarin karto Naftaada, korna aad Ugu Qaadi Karto Shakhsiyadaada.
" (42) اثنان وأربعون قاعدة لتطوير ذاتك والرقي بمستوى شخصيتك"
42Rules For Developing Your Self And Improving Your Personality
Tababarkan oo la qabtay habeenkii sabtidu Soo Galaysay- 29/9/2023
Waxa Soo jeedinayay:
Ust. Hamse Ahmed Suleiman (Abuu Isxaaq)
Waxa uu ka qabsoomay: Google Meet-ka
Balankeenu Waa " Islamic University of Menisota"
--------Mahadsanidin Dhamaantiin-------
Halkan hoose waxa ka muuqda qaar ka mid ah shahaadooyinkii ardayda.
--------------- OGEYSIIS ----- OGEYSIIS ---------------
Waxa uu maamulka Jaamacada Islamic University of Menisota Ogeysiisanaya cid kasta oo Danaynaysa Horumarinta Naftiisa iyo Kor U Qaadista Aqoontiisa iyo Kartidiisa Shakhsiyadeed, In la Qaban doono Tababar Online ah, Kaas oo Cinwaankiisu yahay:
42 Xeer oo Aad ku Horumarin karto Naftaada, korna aad Ugu Qaadi Karto Shakhsiyadaada.
" (42) اثنان وأربعون قاعدة لتطوير ذاتك والرقي بمستوى شخصيتك"
42Rules For Developing Your Self And Improving Your Personality
Waktiga: 8:30pm habeenka sabtidu Soo Galayso- 29/9/2023
Waxa Soo jeedinaya:
Ust. Hamse Ahmed Suleiman (Abuu Isxaaq)
Fadlan iska diwaan gali Halkan:
https://forms.gle/gLhM5uq13p3rog3t6
Wixii Faah - Faahin ah:
https://wa.me/252634662174
28/08/2023
🔴Is diiwaan gelinta jamacada ayaa bilaabmatay, fadlan h**e u gaadh intaaney kaa buuxsamin.
الجامعة الإسلامية بمينسوتا فرع صوماليلاند
29/09/2022
سارع الى التسجيل.
الجامعة الإسلامية بمنيسوتا
0634243871
25/09/2022
WAR-BIXIN JAAMACADA ISLAMIC UNIVERSITY OF MINNESOTA
21/06/2022
الدورة التدريبة لطلاب الجامعة خاصة المتخرجين
| Monday | 15:30 - 21:30 |
| Tuesday | 15:30 - 21:30 |
| Wednesday | 15:30 - 21:30 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 15:30 - 21:30 |
| Sunday | 15:30 - 21:30 |