Farhan Abdilahi

Farhan Abdilahi education and news personality

19/06/2023
19/06/2023
Dhamaan bulshada ku dhaqan gobolka salel waxa bari oo ah 31-5-2023 si rasmi ah uga bilaami doona qaadashada kadhka codbi...
30/05/2023

Dhamaan bulshada ku dhaqan gobolka salel waxa bari oo ah 31-5-2023 si rasmi ah uga bilaami doona qaadashada kadhka codbixinta, waxa aad u wanagsan in aan ku dhiiri galino qaadasha kadhka bulsha ku dhaqan gobolka salel si ay inoogu suuragasho dadki iska duwangashay gobolka in ay qaatan dhalinyar ahaan iyo masuuliyiinba

Waxa aanan rajaynayaa in ay helidoonan dhalinta iyo dhamaan bulshada gobolkuba rabitaankoda ah saamiga commotion qaranka jsl insha Allah

Fadhigii 4aad ee kal-fadhiga 81aad ee Golaha Guurtidda JSL oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha Golaha Guurtidda mudane S...
21/05/2023

Fadhigii 4aad ee kal-fadhiga 81aad ee Golaha Guurtidda JSL oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha Golaha Guurtidda mudane Suleymaan Maxamuud Aadan, waxaa uu goluhu war bixin ka dhagaystay Guddida joogtada ee Golaha Guurtidda, isla markaana waxaa ay mudanayaashu ka doodeen qodobka 4aad ee Arrimaha Gudaha.

21/05/2023

Waa cidamada dhalinyarada ah ee shaqo qaran oo qaybqadana malinta madaxbananida somaliland wa aqoon yahankii dalka oo hadana ka mid ah cidamada qaranka wa fikir madaxwaynaha qaran mudane mouse biixi cabdi uu lahaa curinteeda

Shaqo qaran

Waxan aad ugu hambalyaynaya shacbiga ree somaliland dal iyo dibadba xuska malinta lasoo labasha madaxbanaanida somalilan...
19/05/2023

Waxan aad ugu hambalyaynaya shacbiga ree somaliland dal iyo dibadba xuska malinta lasoo labasha madaxbanaanida somaliland ee 18 may oo ah sanadguuradi 32aad

18/05/2023

Acute kidney injury sign and symptoms, complications

Dr farhan Abdilahi

Wayo arag waxatahayMarka aad wadankagaAad ku wada socdaashoMeel waliba qaarBarashada wadagtaanIyo waxay idhaahdanWadh wa...
16/05/2023

Wayo arag waxatahay
Marka aad wadankaga
Aad ku wada socdaasho
Meel waliba qaar
Barashada wadagtaan
Iyo waxay idhaahdan
Wadh wadh
Wayo arag weeyi
Aad ugu wada dhawaqaan

15/05/2023

Diabetes mellitus definition, signs and symptoms.

Dr farhan abdilahi

Address

Badhka
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Farhan Abdilahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Farhan Abdilahi:

Shortcuts

Share