15/06/2026
OGAYSIIS MUHIIM AH " https://app.dugsinet.com/student "
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda dugsiga, gaar ahaan ardayda dhigata Fasalka Koowaad (Form 1), Fasalka Labaad (Form 2), iyo Fasalka Saddexaad (Form 3), in la siin doono ID Number iyo Password u gaar ah arday kasta.
Ardaydu waxay ID Number-kooda iyo Password-kooda ka qaadan doonaan macallimiinta hoos ku xusan:
1. Abdinasir Abdirashid Caalin
2. Hamse Abdillahi Mohamed
3. Abdirisaq Ibrahim Batuun
Fadlan arday walba ha hubiyo inuu qaato ID Number-kiisa iyo Password-kiisa gaarka ah, isla markaana uu si ammaan ah u ilaashado.
Maamulka Dugsiga
Arday walbaaba ha galo Website kaas Dugsiga magaciisa oo ah
Magaca Dugsiga: Sh Ibrahim Sh Yuusuf School
ID Numberka Ardayga
Password
https://app.dugsinet.com/student