20/08/2026
Idam Alle, Sabtida waxaa inoo bilaabmaya Toobabarka Xirfadda Fagaaraha (Public Speaking), kaas oo kaa caawinaya kobcinta kalsoonidaada, hagaajinta xirfadda hadalka, iyo inaad si hufan oo soo jiidasho leh uga hadasho fagaaraha. 🎤🎯📖✍🏼
Halgan Development Center