18/02/2025
Macalin Guri
Macalin Guri waxa uu kuu diyaariyay macalimiin tayo leh kuwasoo ardayga wax ku baraya gurigooda.
18/02/2025
02/02/2025
Ka faaidayso Waalid oo kor u qaad Aqoonta ilmaahaga.
Macalin Guri wuxu ka dhisi doonaa ilmahaaga aqoonta kala duwan ee lagu dhigto madarasadaha schoolada iyo goobaha waxbarasho ee kale.
kala xidhiidh lambarada kaaga muuqdaa sawirka hoose:
Ciid wanaagsan, waxaan hambalyo ciid wacan udirayaa dhamaan umadda muslimka ah gaar ahaan umadda soomaaliyeed Alle ciidaa ciideeda wanaag iyo caafimaad ha inagu gaadhsiiyo.
عيدكم سعيد تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
12/11/2022
Ka faaidayso Waalid oo kor u qaad Aqoonta ilmaahaga.
Macalin Guri wuxu ka dhisi doonaa ilmahaaga aqoonta kala duwan ee lagu dhigto madarasadaha schoolada iyo goobaha waxbarasho ee kale.
kala xidhiidh lambarada kaaga muuqdaa sawirka hoose....
+252 63 4080681 // +252 63 3222096 // +252 63 4085351 // +252 63 4725787.
14/10/2022
Ka faa'idayso Waalid oo kor u qaad Aqoonta ilmaahaga.
Macalin Guri wuxu kuu diyaariyey macalimiin aqoon u leh wax-barista ardeyga heerarka ka kala duwan leh sida;
1. Ardeyda malcaamadda oo qur'aanka loo dhigayo.
2. Ardeyda dugsiga hoose dhexe.
3. Ardeyda dugsiga sare.
Hadaba waalid ka faa'ideyso jaaniska quruxda badan oo la jaanqaad sannad dugsiyeedka cusub ee 2022-2023 iyo macalimiin tayo leh.
kala xidhiidh lambarada kaaga muuqdaa sawirka hoose.
Mahadsanid.
09/08/2022
Ka faaidayso Waalid oo kor u qaad Aqoonta ilmaahaga.
Macalin Guri wuxu kuu diyaariyey macalimiin aqoon u leh wax-barista ardeyga heerarka ka kala duwan leh sida;
1. Ardeyda malcaamadda oo qur'aanka loo dhigayo.
2.Ardeyda dugsiga hoose dhexe.
3. Ardeyda dugsiga sare.
Hadaba waalid ka faa'ideyso jaaniska quruxda badan oo la jaanqaad sannad dugsiyeedka cusub ee 2022-2023 iyo macalimiin tayo leh.
kala xidhiidh lambarada kaaga muuqdaa sawirka hoose....
+252 63 4080681 // +252 63 3222096 // +252 63 4085351 // +252 63 4725787.
Mahadsanid.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hargeisa
Opening Hours
| Monday | 14:00 - 21:30 |
| Tuesday | 14:00 - 21:30 |
| Wednesday | 14:00 - 21:30 |
| Thursday | 14:00 - 21:30 |
| Friday | 14:00 - 21:30 |
| Saturday | 14:00 - 21:30 |
| Sunday | 14:00 - 21:30 |