Khalil Farah Mr.Qalinle

Khalil Farah Mr.Qalinle

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Khalil Farah Mr.Qalinle, College & University, Hargeisa.

21/12/2024
13/08/2024

Horumarka maamulka runta ahi waxa uu ka koobanyahay intan :
- Is-edbin ( self-discipline)
- Iska-adkaan ( self-control)
- Iska-bilaabid ( self-starting)
- Iska-warqabid ( self-awareness)
- Isku-kalsooni ( self-assurance)
- dan-shakhsi ( Self-interest )
- Is-dhisay “ qof dedaalkiisa oo keliya maal ama magac ku yeeshay ( self-made)

Wax la maamulo naftaa ugu adag. Dagaal cid lala galona iyadaa ugu mudan.

26/06/2024

Sida muuqata danta dowladnimada kuma jirto dhoofinta biraha baabuurta burburay ee loo yaqaan (Scrap)

in dhoofinta biraha ay ka mid tahay ganacsiga ugu weyn ee ka jira dalka.

16/07/2023

Isbedel laga dareemay manhajka qaarada yurub.

Gogol dhig :

Bilowgii waxa la bedeley magacii lagu qori jiray basaboorka oo ahaa wiilka ama gabadhu haday is guursadaan waxa loogu qori jiray married .

Ereyga married qeexistiisu waa

Married : alegally and socially sanctioned union, between man and woman that is regulated by laws,rules, customs, amd beliefs .

Si sharciyan ah iyo bulsho ahaan in ay ku midoobeen taas oo u dhaxaysa wiil iyo gabadh taas oo uu joogtaynayo sharci , dhaqan ama diin .

Balse imika waxa lagu badalay partner .
Partner qeexisteedu waa

Partner : person who shares or is assosatiated with onather.

Waa qof la shariig ama wadaag la noqonaya qof kale .
Meesha waxa laga saaray lab iyo dhidigi.

Hadafkii loo socday waa kan waana la gaadhay.

Unisco manhajka waxay ku qori jirtay chapterka reproductive ka( s*x charectestics male or female ) calaamadaha lagu garto qaangaadhka labka ama dhidiga .
Balse imika waxa lagu badalay manhajka qaarada eurupe (lGBT) oo ah in aanu lamaanuhu ahayn lab iyo dhidig oo kaliya balse ay jiraan

L : le***an : laba gabdhood oo isqaba
G : gay : laba nin oo isqaba
B: bis*xual : wiil iyo gabadh is qaba
L: transgender : nin gabadh noqday oo nin uu qabo , ama laba nin oo gabdho iska dhigay oo isqaba .

Wadankii ugu horeeyay ee laga hirgaliyo in lagu daro LGBT waxa uu ahaa Uk ingiriiska
Cida kaliya ee ka mudaharaadayna waxay ahaayeen muslimiinta balse dadka kale waxay u arkayeen aqoon soo korodhay .

Waalidka qurbaha jooga dhibka ugu wayn ee haysta waxa weeyi ilmihiisi oo uu ku idhi aduunka waxa jira lab iyo dhidig ,macalinkii schoolkuna waxa uu u dhigaya in ay jiraan wax ka badan lab iyo dhidig ( LGBT)
Xigasho: Masuul Axmed Faarax

16/07/2023
Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Hargeisa