Daru shari'ah islamic online
Daru shariah waa machad loogu talo galay in lagu barto xidiga Qur,aanka kariimka ah ,Akhriska carabiga ah iyo dhamaan shareecada qaybaheeda kale.
16/09/2025
Cabdidheere: Hooyo Umul Aroortay Markii loo Waayay Adeeg Caafimaad iyo Mid Kale oo Halis Gashay
Allaah haw Naxariistee Waxa Deegaanka Cabdi dheere oo ka tirsan Gobolka Daadmadheedh ku geeriyootay Marxuumad Khadra xaamud Axmed.
Marxuumadda Geeriyootay ayaa u dhimatay dhiig bax ka dhashay Maadaama oo ay dhawaan uun Umushay.
Cabdirashiid Warcadeeye oo ka tirsan Deegaankaasi ayaa xusay in Sidoo kale Hooyo Sahra Xuseen Jaamac ay iyana la soo deristay Xaalad la mid ah mida Marxuumadda, hasayeeshee Gurmad loo fidiyay.
Deegaankan ayaan lahayn adeegyadda Caafimaadka ee MCH iyo waliba Gaadiidka Gurmadka Degdeg ah, waxaana la soo deristay cabsi la xidhiidha baahiyaha ka jira Deegaanka ee dhinaca Caafimaadka.
Dhawaan ayay ahayd markii Dad ku dhaawacmay Danab ku dhacay Cabdidheere looga waayay Xarun Caafimaad iyo Gaadhi Gargaarka a degdeg ah oo lagu gaadhsiiyo Magaalooyinka Waaweyn.
fans Highlight Flowers
22/06/2022
Daru shari,ah islamic online waxay idinku bushaareyneysaa in ay qaadaneyso Ardey cusub bisha July yar yar iyo waaweynba.
Machado wuxuu bixiyaa
_ Xifdiga Qur'an ka kariimka ah
_ Barashada Higaada ama (Akhriska Carabiga)
_ barashada kitaabka xisul muslimka (Ducooyin)
_ kutubta diiniga ah sidaa silsilad fiqi ah ,silsilad xadiisa, Caqiido
Welcome to Daru shariah islamic online
11/06/2022
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hargeisa