07/02/2026
Markale iyo qaybtii 3aad ee π€ NextGen AI Bootcamp Hargeisa | Session 3
Qaybtan oo soconaysa 2-ba Maalmood oo toosa iyo 3 Maalmood mashaariic si Online ah loogasoo shaqaynayo, waxaannu diiradda ku saaraynaa inay ardaydu bartaan Ai iyo sida uu u shaqeeyo marka la joogo waxbarashada iyo shaqada sidoo kale waxay si practical ah u baran doonaan sida loo soo saaro natiijooyin waxku oola adigoo prompts wanaagsan dhisaya π
π
Taariikhda: 12th, February 2026
ποΈ Maalmaha: Khamiis & Jimce
π Goobta: Imamu Nawawi
β° Waqtiga: 2-ba Shift (Morning & Afternoon)
β‘ Boosasku waa 40 Arday oo keliya gellinkiiba
β³ Ha moogaan fursaddan!
π Hadda Book-garee kursigaaga:
WhatsApp β€ https://wa.me/252672402159
01/02/2026
π« Macalinimadu maaha qallafsanaan iyo ad adayg, balse waa masuuliyad, ammaano, saaxiibtinimo, daryeel iyo niyad samaan lagu xannaaneeyo hadba bulshada wax loo dhigayo.
π Koorsada Effective Teaching Program waa Barnaamij si HEERSARE ay Bravo College kuugu nidaamisay oo kuu carbinaya mihnadda Macalinimo.
Haddaba koorsadani waxay bilaabmaysaa π
7-da bisha February. Xogta koorsada oo faahfaahsan hoos bay ku Xusan tahay:
β³ Muddada: 1 bil
π Habka: Online
π₯ Casharro duubanoo la fududeeyay
π― Tirada: 20 macallin oo keliya
π Koorsadan dhexdeeda waxaad ka helaysaa:
βοΈ Farsamooyin waxbarid oo casri ah
βοΈ 3 Assessment oo lagugu qiimayn doono
βοΈ BONUS: Talooyin gaar ah oo la xidhiidha sida ugu wanaagsan ee interview-ga looga gudbo
β οΈ Ha sugin inta CV-gaaga mar kale tenegga qashinka la dhigayo. Dooro inaad noqoto macallin professional ah oo lagu xuho aqoonta uu u leeyahay mihnaddiisa macalinimo .
π Hadda iska diiwaangeli linkigan hoose
π WhatsApp: β€ https://wa.me/252636692404
28/01/2026
Bravo College waxay π
7-da bisha February bilaabaysaa dufcad cusub oo qaadanaysa koorsadaπ Effective Teaching Program β Diploma oo xogteedu hoos ku xusan tahay:
β³ Muddada: 1 bil
π Habka: Online
π₯ Casharro duubanoo la fududeeyay
π― Tirada: 20 macallin oo keliya
π Koorsadan dhexdeeda waxaad ka helaysaa:
βοΈ Farsamooyin waxbarid oo casri ah
βοΈ 3 Assessment oo lagugu qiimayn doono
βοΈ BONUS: Talooyin gaar ah oo la xidhiidha sida ugu wanaagsan ee interview-ga looga gudbo
β οΈ Dooro inaad noqoto macallin professional ah oo lagu xusho aqoonta uu u leeyahay mihnaddiisa macalinimo .
π Hadda iska diiwaangeli linkigan hoose
π WhatsApp: β€ https://wa.me/252636692404
06/01/2026
1 Maalin keliyaa ka hadhay inuu toos u bilaabmo π€ NextGen Ai Bootcamp Hargeisa Session
Haddii aad Hargaysa joogto, waa fursad kale oo ALBAABKAAGA taagan Markaleπ
π
Taariikhda: 8th January 2026
ποΈ Maalmaha: Khamiis & Jimce
π Goobta: Hall-ka Jaamacadda Golis
β‘ Durba qaar kamida kuraastii waala book garaystay. Ha moogaan fursaddan! Keliya 3 Maalmood ayaa ka hadhay
π Hadda Book-garee kursigaaga:
WhatsApp β€ https://wa.me/252672402159
04/01/2026
Waxaannu si rasmi ah u bilaabaynaa π€ NextGen AI Bootcamp Hargeisa | Session 2
Qaybtan oo soconaysa 2-ba maalmood waxaannu diiradda ku saaraynaa inay ardaydu bartaan Ai iyo sida uu u shaqeeyo marka la joogo waxbarashada iyo shaqada sidoo kale waxay si practical ah u baran doonaan sida loo soo saaro natiijooyin waxku oola adigoo prompts wanaagsan dhisaya π
π
Taariikhda: 8th January 2026
ποΈ Maalmaha: Khamiis & Jimce
π Goobta: Hall-ka Jaamacadda Golis
β‘ Boosasku waa 45 Arday oo keliya
β³ Ha moogaan fursaddan! Keliya 3 Maalmood ayaa ka hadhay
π Hadda Book-garee kursigaaga:
WhatsApp β€ https://wa.me/252672402159
29/12/2025
π ππ π«πππππ π’π§πππ π‘π¨π π πππ¦π’π¬π¨ π’π¬πππππ₯π₯πππ π±π’π«ππππππ ππ π¬π¨πππ. πππ«π¨ ππ’!
Kuliyadda Bravo College waxay si rasmi ah u bilaabaysaa NextGen Ai Bootcamp β Hargeisa | Session 2 π€
Kadib sidii guusha lahayd ee kusoo dhammaaday Session 1 oo ay ka qalin jabiyeen 30 Arday, waxaanu hadda furnay Session 2.
π Qaybtan Waxaad ka baran doontaa:
β’ Foundations of Artificial Intelligence
β’ Types of AI (Creative & Productivity)
β’ Practical Use & Prompt Engineering
π
Taariikhda: 1st January 2026
ποΈ Maalmaha: Khamiis & Jimce
π Goobta: Hall-ka Jaamacadda Golis
β‘ Tirada boosasku way xaddidan tahay waana 45 Arday oo keliya. Booking-ku wuu furan yahay β Hadda Booskaaga sii xaqiiji maanta!
π Ka Book garayso kursigaaga Linkigan:
WhatsApp β€ https://wa.me/252672402159
π― Sannadkaaga cusub ku bilaw xirfad cusub oo noloshaada beddalaysa. Ha seegin fursaddan beddeli karta jihada xirfaddaada & mustaqbalkaaga digital-ka ah.