20/10/2024
sawirada qayba kamida ardayda daarul xikma oo dal xiis ku tagtay beeraha arabsiyo.❤️
Ku soo dhawoow Dugsi quraanka al-xikma,
dugsigu wuxuu ku yaala Hargeisa gaar ahaan Degmada m.mooge.
wuxuu ka kooban yahay laba qaybood oo kala ah
*QAYB ONLINE AH
*QAYB OFFLINE AH
soo dhawoow oo ka mid noqo reer daarul-xikma.
20/10/2024
sawirada qayba kamida ardayda daarul xikma oo dal xiis ku tagtay beeraha arabsiyo.❤️
15/08/2024
.
Arday ka mid ah ardayda -XIKMA wax ka bartaa oo xaflad lagu maamusay.
01/07/2024
𝙊𝙜𝙖𝙮𝙨𝙞𝙞𝙨:
Maamulka Markiska daaru al-xikma waxa uu ogaysiinayaa Waalidka, Ardayda iyo Macallimiinta in markiska lagali doono 06-07-2024 oo ku beegan Sabti.
SIDOO KALE, waxa la ogaysiinayaa waalid kasta oo ubadkiisa la raba barashada qur'aanka kariimka ah iyo culuumtiisa, in la qaadanayo fasalo cusub sannad dugsiyeedka 2024/2025 wxaanay is qoristu bilaabmaysa sabtida bishuna tahay 06/07/2024.
-----------------------
Wixii intaas dheer kala Soo xidhiidh.
Tell.0634057284/0638444407/0634221154
Alla mahadle.
Markiska daaru-al xikma - Hargeisa Somaliland.
28/07/2023
𝙊𝙜𝙖𝙮𝙨𝙞𝙞𝙨:
Maamulka Markiska daaru al-xikma waxa uu ogaysiinayaa Waalidka, Ardayda iyo Macallimiinta in markiska lagali doono 01-08-2023 oo ku beegan salaasa.
SIDOO KALE, waxa la ogaysiinayaa waalid kasta oo danaynaaya barashada qur'aanka kariimka ah iyo culuumtiisa, in la qaadanayo fasalo cusub ee sannad dugsiyeedka 2023/2024 wxaanay is qoristu bilaabmaysa sabtida bishuna tahay 29/07/2023.
-----------------------
Wixii intaas dheer kala Soo xidhiidh.
Tell.0634057284/0634630952/0634221154
Alla mahadle.
Markiska daaru-al xikma - Hargeisa Somaliland
21/02/2023
OGAYSIIS MUHIIM AH
Waxa uu ogaysiinayaa maamulka MARKISKA DAARU Ee Hargeysa Gaar ahaan Xaafada M.mooge inuu Qaadnayo 1 macalin quraan oo rag ah waliba galinka
✓ Shuruudaha ugu muhiimsan ee laga rabo macalinka
◇macalinku waa inuu h**e u soodhigay quraanka khibradna u leeyahay dhigistiisa.
◇macalinku waa inuu xifdisan yahay ugu yaraan 20 jis diyaarna u yahay in la imtixaano
◇macalinku waa inuu bartay culuumta quraan gaar ahaan tajwiidka
Hadaba waxaad ku soo godbin kartaa cv-gaga whats number 0634057284
Wakhtiga ugu danbeeya Ee uu Xidhmayo waa 2023/02/28
Mahadsanidin💯
05/12/2022
Ku soo dhawaada AL XIKMA ONLINE QURAAN is diwaan galintu way socotaa.👏
01/10/2022
TAARIIKH 29/09/2022
MAALINTA :KHAMIIS
Hambalyo hambalyo dhamaan waalidiinta,Ardeyda iyo macalimiinta reer daarul xikma farxadbay ii ahayd inaanaynu qabsano xadlad dhanwalba ka diyaarsan .
DHAMAAN ARDEYDII shahaadooyinka qaatay hambalyo iga gudooma sido kale ardeydii imtixaanaadka kaalmaha h**e ka galay hambalyo dadaalka hakaas ka siiwada👏👏❤️
07/07/2022
Masha allah
Qaar ka mida ardayda wax ka barta dugsi quraan _XIKMAH Ardaydu waa hantida macalinka iyo ubaxa bali doona jiilka jooga hada rabi haydin xafido♥️
14/05/2022
QAAR KAMIDA ARDAYDA WAX KA BARTA DUGSI QU'AANKA مدرسة دار الحكمة لتحفيظ القرآن الكريم
Alle hani xafiddo hana niga dhigo kuwa dalkooda,diintooda iyo dadkoodaba anfaca
Aamiin aamin🤲🤲