Al-ibdaac Foundation

Al-ibdaac Foundation

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al-ibdaac Foundation, Educational consultant, Is-goyska togdheer dhinaca galbeed, Hargeisa.

Al-Ibdaac Foundation is an educational organization delivering training programs and representing the Madaaris (Data Base Schools) system, along with Kokoz and Magic Pearls programs focused on advancing childrenโ€™s education.

19/01/2026

Sidee Caqliga & Fikirka Loo Kobciyaa?

๐—ง๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐——๐—ฟ ๐—›๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—›๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ฏ

17/01/2026

Joogteyn (๐—–๐—ผ๐—ป๐˜€๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐˜†) Guul ma timaaddo hal maalin, balse waxay ka dhalataa dadaal yar oo si joogto ah loo sameeyo.

๐Ÿฑ ๐—ง๐—ฎ๐—น๐—ผ oo ku saabsan joogteynta:
1- Yeelo ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ณ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ oo aad ogtahay meesha aad u socoto
2- Samee ๐—ท๐—ฎ๐—ฑ๐˜„๐—ฎ๐—น aad si joogto ah u raacdo
3- Wax yar samee ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป kasta, ha sugin kaamilnimo
4- ๐—ž๐˜‚ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฒ๐—ฒ anshax, ha ku tiirsanaan dhiirigelin
5- Ha ๐—พ๐˜‚๐˜‚๐˜€๐—ฎ๐—ป marka ay wax ka khaldamaan.

10/01/2026

Nidaamka ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐˜€ waa nidaam casri ah oo fududeynaya maamulka shaqo kasta oo looga baahan yahay goob waxbarasho.

๐—ก๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐˜€ ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐—ฎ๐—พ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ด๐˜๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—น๐—น๐—ถ๐—ป๐—ด, ๐˜€๐—ถ ๐—ณ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ฑ, ๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐—ต, ๐—ผ๐—ผ ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ป.

๐Ÿ“ฒ Ku biir ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ oo ka faaโ€™iidayso nidaam casri ah oo la jaanqaadaya baahida goobtaada waxbarasho.
+252 63 8238551
63 7772229

๐ŸŒ All platform media
๐Ÿ”— .org
๐—ง๐—ถ๐—ธ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ท๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ ๐—ค๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐˜‚ ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜๐—ฎ!

07/01/2026

๐—”๐—น๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ต.

Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelinaynaa dhammaan walaalaha iyo asxaabta nagu taageertay safarkan qiimaha leh.

Boggeenna Al-ibdac foundation wuxuu gaadhay 20,000 Followers.

Tani waa guul wadajir ah, kuna timid kalsoonida aad nagu qabtaan, la wadaagista aqoonta, iyo ka-qaybqaadashadiinna joogtada ah.

๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ป๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜€๐—ถ๐—ถ ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ป๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ป๐—ผ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ.

Photos from Al-ibdac foundation for training and education development's post 05/01/2026

๐—ง๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฎ๐—ต.

Waxa aanu si guul leh tababar ugu qabannay ardayda Maraakis Taaju-diin Al-Islaami, tababar ku saabsanaa.

๐—ซ๐—ถ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ-๐—ซ๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—œ๐˜€๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ต๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต.

Tababarka waxa bixiyay Tababare Abdihakim Abib Osman, kaas oo ardayda la wadaagay aqoon iyo farsamooyin casri ah oo kor u qaadaya kalsoonida hadalka, fahamka, iyo wada-xidhiidhka wax-ku-oolka ah.

Xirfadaha isgaadhsiintu waa furaha guusha waxbarasho iyo nololeed.

30/12/2025

Sidee qorshe loo sameeyaa?

Tobabare Dr Hamsa Habib

29/12/2025

Sida loo sameeyo Kormeerka goobaha quraanka lagu barto (Madaarista).

๐ƒ๐ซ ๐ƒ๐š๐š๐ก๐ข๐ซ ๐€๐ฅ๐ข ๐‰๐š๐ฆ๐š

29/12/2025

Samayso dhaqaale.

5 qodob oo muhiim ah

Tobabare Dr Hamsa Habib.

25/12/2025

Xisaabi naftaada oo qorshe samayso.

Tobabare Dr Shafici Abdiaziz

22/12/2025

Dhaqaalahu sidee ayuu u shaqeeyaa?

Tobabare Dr Hamse Habib

22/12/2025

Sidee loo dhisaa Ganacsi Guuleysta?

Tobabare Mohaoud Mohamed (Abu-Cubayda)

21/12/2025

Islaamka Iyo Dhaqaalaha

Tobabare SH Hamse Habib

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Is-goyska Togdheer Dhinaca Galbeed
Hargeisa