Al-ibdaac Foundation

Al-ibdaac Foundation

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al-ibdaac Foundation, Educational consultant, Is-goyska togdheer dhinaca galbeed, Hargeisa.

Al-Ibdaac Foundation is an educational organization delivering training programs and representing the Madaaris (Data Base Schools) system, along with Kokoz and Magic Pearls programs focused on advancing childrenโ€™s education.

26/05/2026

Eid Mubarak dhamaantiin Allah haynaga Aqbalo acmaasha wanaagsan.

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ-๐—Ÿ๐—ถ๐—ธ๐—ฒ-๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜.
๐—ž๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜…๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ต:
+252 63 8238551 (๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ฅ๐—ฒ๐—ด๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป)
+252 63 8238552 (๐—ฃ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—™๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ)
+252 63 8238553 (๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—ฟ)
+252 63 8238554 (๐—ฆ๐—ฒ๐—ฐ๐—ฟ๐—ฒ๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐˜† ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐——๐—ผ๐—ฐ๐˜‚๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป)
+252 63 8238555 (๐—˜๐—ฑ๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐——๐—ฒ๐˜ƒ๐—ฒ๐—น๐—ผ๐—ฝ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜

25/05/2026

๐—•๐—”๐—ฅ๐—ก๐—”๐—”๐— ๐—œ๐—๐—ž๐—” ๐—–๐—”๐—”๐—Ÿ๐—”๐— ๐—œ๐—š๐—” ๐—”๐—› ๐—˜๐—˜ ๐—ง๐—ข๐—ง โ€“ ๐——๐—จ๐—™๐—–๐—”๐——๐——๐—” ๐Ÿฏ๐—”๐—”๐——

Xarunta Al-Ibdaac waxay si rasmi ah ugu dhawaaqaysaa furitaanka Barnaamijka Caalamiga ah ee ๐—ง๐—ข๐—ง (๐—ง๐—ฟ๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ผ๐—ณ ๐—ง๐—ฟ๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฟ๐˜€) โ€“ Dufcadda 3aad, oo bilaaban doona bisha June 2026.

Barnaamijkani wuxuu ka qaybgalayaasha ku qalabaynayaa xirfadaha casriga ah ee tababarnimada, hoggaaminta kooxaha iyo gudbinta aqoonta si heer sare ah.

๐Ÿ“ž Wixii diiwaangelin iyo faahfaahin dheeraad ah:
https://wa.me/message/PVAASH752Y7LM1

La soco ogeysiisyadayada si aad uga mid noqoto dufcadda 3aad ee Barnaamijka Caalamiga ah ee TOT.

20/05/2026

๐—™๐—จ๐—ฅ๐—ฆ๐—”๐—— ๐—ง๐—”๐—•๐—”๐—ฅ ๐—ข๐—ข ๐—ค๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—”๐—› โ€“ ๐—›๐—” ๐—ฆ๐—˜๐—˜๐—š๐—œ๐—ก!
Waxaa la qabanayaa tababar xirfadeed oo qiimo leh oo ku saabsan: Measurement & Evaluation (ุงู„ู‚ูŠุงุณ ูˆุงู„ุชู‚ูŠูŠู…).

๐Ÿ‘จโ€๐Ÿซ Prof. Abdirisak Mohamed
Khabiir leh in ka badan 30 sano oo waayo-aragnimo ah.
๐Ÿ“… 20-22 May 2026
๐Ÿ•— 8:00 PM
๐Ÿ’ป Zoom Online
โณ 6 Hours

Ha seegin fursaddan aad ku horumarin karto xirfadahaaga qiimeynta iyo cabbirka waxbarashada.

iska diwaan-geli:
https://wa.me/message/TLOBQIBTO46PC1

19/05/2026

Tobabare ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ ayaa war-bixin kooban ka bixiyey tababarkii caalamiga ahaa ee ay qaateen, isaga oo sheegay in uu ahaa mid aqoon iyo waayo-aragnimo badan u kordhiyey ka qayb-galayaasha.

Waxa uu xusay in tababarku kor u qaaday xirfadaha, wada-shaqaynta, iyo fahamka hababka casriga ah ee lagu horumariyo tayada shaqada iyo waxqabadka.

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ-๐—Ÿ๐—ถ๐—ธ๐—ฒ-๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜.
๐—ž๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜…๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ต:
+252 63 8238551 (๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ฅ๐—ฒ๐—ด๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป)
+252 63 8238552 (๐—ฃ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—™๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ)
+252 63 8238553 (๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—ฟ)
+252 63 8238554 (๐—ฆ๐—ฒ๐—ฐ๐—ฟ๐—ฒ๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐˜† ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐——๐—ผ๐—ฐ๐˜‚๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป)
+252 63 8238555 (๐—˜๐—ฑ๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐——๐—ฒ๐˜ƒ๐—ฒ๐—น๐—ผ๐—ฝ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜

11/05/2026

Kalmada Tobabare Sh Jaabir.

Xaflada gudoonsiinta shahaadooyinka caalamiga ah ee TOT oo ay qaateen 44 Tobabare Sanadka 2025.

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ-๐—Ÿ๐—ถ๐—ธ๐—ฒ-๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜.
๐—ž๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜…๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ต:
+252 63 8238551 (๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ฅ๐—ฒ๐—ด๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป)
+252 63 8238552 (๐—ฃ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—™๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ)
+252 63 8238553 (๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—ฟ)
+252 63 8238554 (๐—ฆ๐—ฒ๐—ฐ๐—ฟ๐—ฒ๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐˜† ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐——๐—ผ๐—ฐ๐˜‚๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป)
+252 63 8238555 (๐—˜๐—ฑ๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐——๐—ฒ๐˜ƒ๐—ฒ๐—น๐—ผ๐—ฝ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜)

Photos from Al-ibdaac Foundation's post 08/05/2026

๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ง๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ "๐—ง๐—ข๐—ง"

Sawiro Q.2aad

Waxa aanu si rasmi ah Xaflad ugu qabanay ๐Ÿฐ๐Ÿฐ Tobabare oo si guul leh u dhamaystay tababarka caalamiga ah ee TOT (๐—ง๐—ฟ๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ผ๐—ณ ๐—ง๐—ฟ๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฟ๐˜€) islamarkaana qaatay shahaadooyin caalami ah.

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ-๐—Ÿ๐—ถ๐—ธ๐—ฒ-๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜.
๐—ž๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜…๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ต:
+252 63 8238551 (๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ฅ๐—ฒ๐—ด๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป)
+252 63 8238552 (๐—ฃ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—™๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ)
+252 63 8238553 (๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—ฟ)
+252 63 8238554 (๐—ฆ๐—ฒ๐—ฐ๐—ฟ๐—ฒ๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐˜† ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐——๐—ผ๐—ฐ๐˜‚๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป)
+252 63 8238555 (๐—˜๐—ฑ๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐——๐—ฒ๐˜ƒ๐—ฒ๐—น๐—ผ๐—ฝ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜)

06/05/2026

๐—™๐—จ๐—ฅ๐—ฆ๐—”๐—— ๐—ง๐—”๐—•๐—”๐—ฅ ๐—ข๐—ข ๐—ค๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—”๐—› โ€“ ๐—›๐—” ๐—ฆ๐—˜๐—˜๐—š๐—œ๐—ก!

Waxaa la qabanayaa tababar xirfadeed oo qiimo leh oo ku saabsan:
๐Ÿ“˜ Educational Psychology (ุนู„ู… ุงู„ู†ูุณ ุงู„ุชุฑุจูˆูŠ)

๐ŸŽ“ Waxaa bixinaya:
๐—จ. ๐—๐—ถ๐—ฏ๐—ฟ๐—ถ๐—น ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ
Khabiir dhanka waxbarashada ah, ku takhasusay horumarinta manhajka iyo kormeerka tacliinta.

๐Ÿ—“๏ธ Taariikhda:May 13 โ€“ 15, 2026
โฐ Waqtiga:8:00 PM
๐Ÿ’ป Habka:Zoom (Online)
โณ Muddada:6 saacadood

๐Ÿ”ฅ Maxaad ka faaโ€™iidaysan doontaa?
โœ”๏ธ Fahamka cilmi-nafsiga waxbarashada
โœ”๏ธ Horumarinta hababka waxbarid ee casriga ah
โœ”๏ธ La qabsiga baahiyaha ardayda
โœ”๏ธ Kobcinta xirfadaha macallinimo

Hadda iska diwan-geli link-ga hoose:

https://wa.me/message/TLOBQIBTO46PC1

05/05/2026

๐ŸŽ“ ๐—ซ๐—”๐—™๐—”๐—Ÿ๐—”๐——๐——๐—” ๐—ง๐—ข๐—•๐—”๐—•๐—”๐—ฅ๐—ž๐—” ๐—ง๐—ข๐—ง ๐ŸŽ“

Waxaan si sharaf leh idiinku casuumaynaa ka soo qaybgalka xaflad heersare ah oo lagu maamuusayo 44 tababare oo ka qalin jabiyay xarunta Al-ibdaac, kuwaas oo dhammeystay tababarka caalamiga ah ee Training of Trainers (TOT).

Tababarayaashan ayaa lagu guddoonsiin doonaa shahaadooyin caalami ah, taas oo astaan u ah dadaalkooda iyo heerka aqooneed ee ay gaadheen.

๐Ÿ“… Taariikh: 07 May 2026
๐Ÿ“ Goobta: Hotel Beder
๐Ÿ•“ Waqtiga: 04:00 PM

๐—ž๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐˜†๐—ฏ ๐—ด๐—ฎ๐—น ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป.

09/04/2026

Fursad Tababar oo Qiimo Leh!

Ku soo biir tababar gaar ah oo uu bixinayo Dr. Shafici Abdiaziz, khabiir leh in ka badan 30 sano oo waayo-aragnimo ah.

๐Ÿ—“ Taariikhda: 15โ€“17 & 22โ€“24 April 2026
โฐ Waqtiga: 8:00 PM
๐Ÿ’ป Goobta: Zoom Online

๐ŸŽฏ Waxyaabaha la baranayo:
โ€ข Hababka casriga ah ee waxbaridda
โ€ข Horumarinta xirfadaha macallimiinta

โณ Muddada: 12 saacadood.
https://wa.me/message/UQC3OECI2AQ2A1

Photos from Al-ibdaac Foundation's post 01/04/2026

๐Š๐€๐€๐ƒ๐‡๐Š๐€ ๐Œ๐€๐‚๐Œ๐ˆ๐ˆ๐‹๐Š๐€.

Xarunta Al-ibdaac Foundation waxay si rasmi ah u shaacinaysaa guulaystayaasha Kaadhka Macmiilka ee loogu talagalay dadka si joogto ah ugu xidhan xarunta kana faaโ€™iideysta barnaamijyadeeda kala duwan.

๐Š๐š๐š๐๐ก๐ค๐š๐ง๐ข ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐ฎ๐ฎ ๐ฅ๐š ๐ ๐š๐š๐ซ ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ:
โ€ข Mudnaan gaar ah iyo tixgelin dheeraad ah.
โ€ข Fursado gaar ah oo aan qof walba heli Karin.
โ€ข Helitaanka barnaamijyada xarunta qiimo dhimis gaar ah.
Haddii aad rabto inaad ka mid noqoto dadka mudnaanta leh ee ka faaโ€™iideysta adeegyada xaruntu hir-geliso.

๐Œ๐š๐ก๐š๐๐ฌ๐š๐ง๐ข๐๐ข๐ข๐ง.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Is-goyska Togdheer Dhinaca Galbeed
Hargeisa