Human International College

Human International College Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Human International College, Medical school, Hargeisa Street 1, Hargeisa.

Ka jawaab weydiintan ??
06/03/2026

Ka jawaab weydiintan ??

*HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO* Waxa maanta mar 3aad  si habsami leh  u dhacay  tartan aqooneed kii Ramadanta ee kuliyadda ...
03/03/2026

*HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO*

Waxa maanta mar 3aad si habsami leh u dhacay tartan aqooneed kii Ramadanta ee kuliyadda barashada culuumta caafimaadka *HUMAN INTERNATIONAL COLLEGE*

Maanta waxa ay ahayd *maalin kii 3aad* iyo *wareegii 2aaad ,* waxa uu tartan xooggani dhex maray maanta labada Class ee kala ah *H1* iyo *H3.*

Tartan kan u dhexeeya labada Class ayaa waxa uu kusoo idlaaday hal wareeg waxaana lagu kala badiyay *3 derejjo.*

Guushu waxa ay sidaa ku raacday Class H3.

Hambalyo Class H3.

Waxaa sidoo kale xusid mudan in ay Class H1 ahaayeen qaar ad-adag oo abaabul kooduna fiicnaa , aqoon badina ka muuqatay balse " gari laba nin k**a wada qosliso " ayaa h**e loo yidhi.

Badiyaaba waa bahdeen.

▪︎ Dad qofkii wax kugu taray
▪︎ Daacad kuugu hagar baxay
▪︎ Kaaga doonay meel adag
▪︎ Wuxuu galay wax doorsada
▪︎ Si ka diirran ugu celi
▪︎ Hadduu diido waayuhu
▪︎ Noqo ruux ku dayn baxa
▪︎ Dibnaha iyo afkiisoo
▪︎ Duco ugu abaal guda.

U jeeddada ugu weyn tartan ka ayaa ahayd :
Aqoon is weydaarsi iyo is dhex gal ardayda dhexdooda ah.

MAHADSANIDIIN.

Hambalyo H2 Oo Galabta ka guuleystay dhigooda H7, Tartan aqooneedki Ramadanta.🎊 👏
02/03/2026

Hambalyo H2 Oo Galabta ka guuleystay dhigooda H7, Tartan aqooneedki Ramadanta.

🎊 👏

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYOWaxa maanta si habsami leh  u furmay tartan kii Ramadanta ee kuliyadda barashada culuumta caaf...
01/03/2026

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

Waxa maanta si habsami leh u furmay tartan kii Ramadanta ee kuliyadda barashada culuumta caafimaadka HUMAN INTERNATIONAL COLLEGE

Maanta waxa ay ahayd maalin kii 1aad iyo wareegii 1aaad , waxa uu tartan xooggani dhex maray maanta labada Class ee kala ah H3 iyo H5.

Tartan kan u dhexeeya labada Class ayaa waxa uu maray laba wareeg.

Wareeggii 1aad waa lays mari waayay oo bar barro ayaa la noqday.

Wareeggii 2aad ayaa lagu kala badiyay 1 derejjo.

Guushu waxa ay sidaa ku raacday Class H3.

Hambalyo Class H3.

Waxaa sidoo kale xusid mudan in ay *Class H5* ahaayeen qaar ad-adag oo abaabul kooduna fiicnaa , aqoon badina ka muuqatay balse " *gari laba nin k**a wada qosliso* " ayaa h**e loo yidhi.

Badiyaaba waa bahdeen.

▪︎ Dad qofkii wax kugu taray
▪︎ Daacad kuugu hagar baxay
▪︎ Kaaga doonay meel adag
▪︎ Wuxuu galay wax doorsada
▪︎ Si ka diirran ugu celi
▪︎ Hadduu diido waayuhu
▪︎ Noqo ruux ku dayn baxa
▪︎ Dibnaha iyo afkiisoo
▪︎ Duco ugu abaal guda.

U jeeddada ugu weyn tartan ka ayaa ahayd :
Aqoon is weydaarsi iyo is dhex gal ardayda dhexdooda ah.

MAHADSANIDIIN.

Beri waxa bilaabmi doona wareega kowaad ee tartan aqooneedka Ramadanta kaas oo ay ku tartami doonaan labada class ee kal...
28/02/2026

Beri waxa bilaabmi doona wareega kowaad ee tartan aqooneedka Ramadanta kaas oo ay ku tartami doonaan labada class ee kala ah
...... H3 Vs H5 .........

Address

Hargeisa Street 1
Hargeisa
252

Telephone

+252634737399

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Human International College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Human International College:

Shortcuts

Share

Category