04/07/2024
As dhamaan waalidiinta sharafta leh waxa laogaysiinayaa in isdiiwaan galintii sanadugsiyeedka Cusub bilaabantay dhamaan qaybaha dugsiga ka koobanyahay kgs, iyo primary fasalada hoose iyo Kuwa dhexe ba fadlan h**e u gaadh duwaan galintu waxay ka socotaa schoolka qayta admas ka danbaysa ama telefoonada : 4047769/4023203 mahadsanid. dear parents : we are delighted to inform you that the admission of kgs , lower and upper primary will start 6st July 2024 insha allah Location: behind admas university