Boggan cusub waxa Aad ka Heli Doontaa Taariikhda Dalka Hooyo. Likta saara saaxibayaal siina share gareeya .
Wax Ka Baro Sababihii Burburkii somalia
Unity Somalia
yaa Iska Leh eeda Qarankii dumay.
yay Ahaayeen se . waxaynu ku qodoabayn doonaa qoraal Hadii Eebe Ka Raali Noqodo .
Guulihii Kacaanka :- Marka Aynu si kooban Uga Hadlano curashadii kacaanka Laga soo Bilaabo 1956kii ilaa 1969kii waxa maamulla Dalka Hayay Dawlad Taageerada iyo Habcsanaanta Ay Udheertahay Faro kabax musuqmaasuq ,qabyaalad iyo Fodwo . Ammankii iyo Xasiloonidii Dalka Ayaa Faraha ka baxay Dagaal Joogto Ah Ayaa Dalka Ka Dhex Aloonsanaa ilaa la Gaadhey in caasimada Laba Beelood Ku Diriraan waxa Raadiyo muqdisho laga sii Daayay codsi Nuxurkiisu Ahaa {Abgaal iyo Mursade Dagaalka war Dhiigley ka socda Ha Joojiyaan } fawdadii iyo Nabadgelyo la'aantii waxa Ay ku Biyo shubatay in Md/weyne cabdirashiid cali sharmaarke uu Toogto Askerigii loo xil saarey badbaadintiisa iyadoo la Adeegsaday muruqa CQS iyo maalka qaranka Dooroshooyinkii Dhacay 1958-1964-1969kii waxaa si waxaa si Badheedh Ah xaashiyihii codbixinta Ugu Shubtay xisbigii SYL dhawr magaalo oo Dhuusomareeb kamid Tahay Ayaa lagu laayay dadweyne Aan waxba Galabsan .
Dadweynaha Ayaa ku calaancalay XDS maa naga qabataan Dugaaga Iyo DiirataDa Dawladnimada Sheegatay Dhawr Abwaan oo Cabiray Dareenka Dadweynaha Ayaa Gabayo Tiriyey . Waxa kamid Ahaa NUUR CALI QONOF oo ku maansooday { Inqilaab Huradaduu ku jiro la hubsan Doonee} iyo QAASIM oo isna Ku maansooday { cishadii Gashaba waagu waa Caynad Gooniyahe Inay Curato khayrlihii Kacaan ciidan la Arkaaye } Beydkaas Gabey Ayaa lagu soo minguuriyay magaca Kacaankii OCtober .......................... Lasoco qaybta Danbe
Wajiga Koowaad Ee sababihii Burburka soomaliya waxa Aynu kusoo qaadan Doonaa.........
1: kacaankii Luggooyo .
Oo Ay Hoos Iman Doonaan .
☆Guulihii kacaanka
☆ Waxbarshada
☆ Caafimaafka
☆Arrimaha Bulshada
☆ Horumarinta Dhaqaalaha
☆Mab da iskaa wax Uqabso
☆Waddoyinka
☆Warshadaha
☆Biyaha iyo Korontada .
& Gunaanad
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Hargeisa