Daarul Nicam

Daarul Nicam Ku Soo Dhawaada Markiska Daarul Nicam
EE Barashada Kitaaba Allaaah iyo Barbaarinta Awlaada

  :-Bushaaro    Bushaaro Bushaaro Maamulka Markizu Daarul Nicam  Waxaa Uu Ogaysiinayaa Dhammaan Bulshada Ku nNool Magaal...
02/09/2025

:-

Bushaaro Bushaaro Bushaaro

Maamulka Markizu Daarul Nicam Waxaa Uu Ogaysiinayaa Dhammaan Bulshada Ku nNool Magaalada Hargaysa ,
In Ay Jirto Fursado Shaqo oo ka bannaan Markizka.
Jagada Shaqada ee Banaan: Macalimiin Quraan (Rag'Ah )
Goobta Shaqada: Hargaysa , Somaliland / xafadada :- Jigjigyar :- Woqooyiga Masjidka Khadiija.
Wakhtiga Qabashada CV waxay Ka bilaabanaysa 2 bisha 09-2025 Maalin Salaasa ah.


Waxa LaLa KuLmayaa macaLimiinta maaLinka Khamiisa 04/09/2025

Shuruudaha Laga Rabo Codsadaha:
1. Inu xifdisanyhy Quraanka xifdi sugan
2. inu watto ijaazo Quraan
3. inu watto shahaado jaamacad anba machad
4. In uu sifiican u yaqaan luuqada carabiga
5. in uu leeyahay aqoon & xirfad macalinimo

F.G: Waxaa lagu soo hagaajinayaa CV Numbers kan hoose !

Tell = 063-4495437 // 063-4226179

22/08/2025
31/05/2025



Markizu Daarul Nicam Ee Barashada Qur'aanka Ka Riimka Ah Ee Ku Yaala Jigjiga Yar,
Wuxuu Qaadanayaa Macalin Quraan
Rag Ah Galin Dambe ,

1: Inuu Wato Shahaado.
2: Inuu H**e Uga Soo Shaqeeyay Goobo Wax Barasho.
3: Inuu Qof Dad La Dhaqanle.
4: Inuu Leeyahay Aqoon Iyo Xirfad Macalin Nimo.


Waxay Bilaab Maysaa Maanta Oo Sabtiya 31-May-2025 Galinka Dambe Wixii Faah Faahina Kala Xidhiidh
063-4495437 Ama 063-4226179

16/04/2025

Maalin Bilan Oo Boqran
Waa lin Qaaliya Hambalyo
Salma iyo Bushra

14/04/2025

Maanta Waa Maalintii Iigu Qiimaha Badnayd
Maalmihii Isoo Maray

13/04/2025

Maamulaha Markizu Daarul Nicam
Sheekh Maxamed Ibraahim

08/12/2024

Dalxiis Aad Uqurux Badan Iyo Markizka Daarul Nicam

07/12/2024

Qofka Ka Cabsada Hor-joogsiga alle... ❤️❤️

Sawiraanta Rixladii Ardayda   Ee Maluugta
06/12/2024

Sawiraanta Rixladii Ardayda Ee Maluugta

19/10/2024

Geeridu Kala Xanuun Badan
❤️

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daarul Nicam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Daarul Nicam:

Shortcuts

Share

Category