10/12/2025
💻 Koorsada: QuickBooks + Point of Sale (POS)
Course kan markaad dhameysato waxaad noqon doontaa xirfadle dhameystiran oo meherad kasta u xidhi kara system ay kaga maaranto Buugta iyo daymaha iyo alaabaha maalin kasta ka lumaya.
Maxaad baran doontaa:
✅Ku shubida software ka iyo sameynta company oo dhameystiran
✅ Sida loo sameeyo invoice, sales report, cash flow, iyo inventory management
✅ Xalinta khaladaadka iibka iyo xisaabaadka
📱 Diiwaangelinta:
Nagala soo xidhiidh WhatsApp ama Call
📞 63 7372444
12/07/2025
🧠 Qaab-dhismeedka Xayeysiiska Facebook
Facebook wuxuu leeyahay 3 heer markaad xayeysiis sameyneyso:
🎯 1. Campaign level (Ololaha)
➡️ Halkan waxaad ka dooraneysaa ujeedka xayeysiiskaaga.
Tusaale: hadaad rabto in dadku kuu soo diraan fariin waxaad dooranaysa(messages), hadaad rabto inay soo booqdaan website kaaga waxaad dooranysaa (traffic) hadaad rabto inaad wax kaa iibsadaan (sales).
👥 2. Ad Set level(Kooxda Xayeysiinta)
➡️ Halkan waxaad u sheegaysa facebook:
• Dadka aad rabto in ay xayeysiinta arkaan (da’dooda, goobta ay joogaan, waxay xiiseeyaan)
• Budgets and Schedules ama Miisaaniyadda maalintii kaa baxaysa iyo mudada xayaysiiska
• Ad placement ama meelaha aad rabto in laga arko xayaysiiskaaga sida(Facebook, Instagram, Messenger)
🖼️ 3. Ad (Xayeysiiska Dhabta ah)
➡️ Tani waa xayeysiiska la arko:
• Sawirka ama muuqaalka
• Qoraalka aad isticmaaleyso
• Call to action(CTA) sida “Soo dir Fariin” ama “Booqo Website-ka”
💡 Faa’iidooyinka Qaab-dhismeedkan:
✔️ Waxaad tijaabin kartaa dad kala duwan si aad u ogaato cidda ugu falcelinta badan
✔️ Waxaad ku ogaan kartaa xayeysiiska shaqeynaya iyo midka aan shaqeyneyn
✔️ Way fududahay inaad kordhiso xayeysiiska guuleysta
✔️ Waxaad si wanaagsan u maamuli kartaa kharashaadka
📥 Ma jeceshahay inaad barato sida loo sameeyo xayeysiis Facebook step by step?
Fariin noogu soo dir Number kan:
63 7372444
06/07/2025
💻 Koorsada: QuickBooks + Point of Sale (POS)
Baro sida loo maamulo dhaqaalaha ganacsigaaga si casri ah oo sahlan!
Ma haysataa meherad yar ama weyn? Ma dooneysaa inaad si fudud u maamusho iibka, keydka alaabta, iyo warbixinta dakhliga?
Ama jeceshahay inaad aduu u dajiso System kan Meheradaha kala duwan?
Course kan adiga ayaan kuugu talo galnay
Maxaad ka faa’iidaysan doontaa?
✅ Sida loo isntall gareeyo softwares kan iyo sameynta company
✅ Sida loo sameeyo invoice, sales report, cash flow, iyo inventory management
✅ Tababar dhaqan-gal ah oo ku saleysan xaaladaha dhabta ah ee meheradaha Soomaalida
📱 Diiwaangelinta:
Nagala soo xidhiidh WhatsApp ama Call
📞 +252 63 7372444
06/03/2025
U Maamul Ganacsigaaga Si Fudud oo Hufan!
Ma u baahan tahay nidaam xisaabeed casri ah oo kuu fududeeya maamulka ganacsigaaga? waxay kuu diyaarisay QuickBooks & POS System si aad si fudud ugu maamusho iibabka, daymaha, store, iyo dhaqdhaqaaqa ganacsigaaga wakhti kasta!
✔️ U Maamul lacagaha iyo iibka si sax ah
✔️ La soco alaabtaada iyo Store kaba
✔️ U fududee macaamiishaada adeeg degdeg ah
Kaalay, ganacsigaagu ha noqdo mid casri ah! 📊💼📈
📞 Kala xiriir: +252-63-7372444