04/10/2024
Shalay waxa aanu u qabanay tababar ku saabsan hababka wax dhigista qaar ka mid ah macalimiinta dugsiyada hoose dhexe wax ka dhiga ee magaalada hargeysa. Tababarkan ayaa waxa uu ka koobnaa:
1. Hababka kala duwan ee wax dhigista
2. Noocyada ardeyda wax loo dhigayo fahamkooda.
3. Qorsheynta casharka (lesson plan) & scheme of work.
4. Faa'iidada ay leedahay cashar diyaarintu.
5. Astaamaha baraha wanaagsan.
Tababrkan waxa kaa faaiideystay barayaal badan.
Alle mahad leh.