مركز ابن تيمية لتحفط القرآن الكريم في مدينة برعو

مركز ابن تيمية لتحفط القرآن الكريم في  مدينة  برعو

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from مركز ابن تيمية لتحفط القرآن الكريم في مدينة برعو, College & University, Hargeisa.

16/06/2026

اللهم بارك

10/06/2026

📢 OGEYSIIS FASAX

🌿 Maraakiz ibnu Taymiya
Qur’aanka Kariimka iyo Culuumta Shareecada

Waxaa dhammaan waalidiinta, macallimiinta iyo ardayda lagu wargelinayaa in xaruntu geli doonto fasax guud, kaas oo:

📅 Ka bilaabanaya: Arbaca 10/06/2026

📅 Kuna dhammaanaya: Sabti 04/07/2026

✨ Waxaan Alle SWT ka baryaynaa inuu fasaxan inooga dhigo mid barako leh, kana buuxa caafimaad, nabad iyo kheyr badan.

🌹 Waxaan idin rajaynaynaa fasax farxad leh iyo maalmo wanaagsan oo aad kula qaadataan qoysaskiinna.

📚 Waxbarashadu waxay dib u bilaaban doontaa marka fasaxu dhammaado, Inshaa Allaah.

Mahadsanidiin

Maamulka
Maraakiz ibnu Taymiya
Qur’aanka Kariimka iyo Culuumta Shareecada

08/06/2026

اللهم بارك

Photos from ‎مركز ابن تيمية لتحفط القرآن الكريم في  مدينة  برعو‎'s post 08/06/2026
04/06/2026

𝐈𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐬𝐢 𝐡𝐚𝐛𝐬𝐚𝐦𝐢 𝐥𝐞𝐡 𝐮 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐰𝐦𝐚𝐲 𝐈𝐦𝐭𝐢𝐱𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝-𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 2025-2026

Photos from ‎مركز ابن تيمية لتحفط القرآن الكريم في  مدينة  برعو‎'s post 04/06/2026

Q.2aad sawirada

04/06/2026

𝐈𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐬𝐢 𝐡𝐚𝐛𝐬𝐚𝐦𝐢 𝐥𝐞𝐡 𝐮 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐰𝐦𝐚𝐲 𝐈𝐦𝐭𝐢𝐱𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝-𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 Markiiska ibnu Taymiya 2025-2026

Photos from ‎مركز ابن تيمية لتحفط القرآن الكريم في  مدينة  برعو‎'s post 04/06/2026

𝐈𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐬𝐢 𝐡𝐚𝐛𝐬𝐚𝐦𝐢 𝐥𝐞𝐡 𝐮 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐰𝐦𝐚𝐲 𝐈𝐦𝐭𝐢𝐱𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝-𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 Markiiska ibnu Taymiya 2025-2026

31/05/2026

Hambalyo Nuura Khadar Maxamuud, oo dhigta fasalka galinka h**e.

Waxaan si kal iyo laab ah kuugu hambalyeynaynaa dhamaystirka Qur’aanka Kariimka ah. Waa guul weyn oo lagu faano, Ilaahayna ha ku barakeeyo hana kaa dhigo Ahlul-Qur'aan.

Nuura Khadar, Qur’aanka Alla ha kugu anfaco.

Xafiiska Warbaahinta markiz ibnu Taymiya

29/05/2026

Wargalin muhiim ah

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Hargeisa