18/10/2025
Teach Quran to Your Beloved Kids . Allah (subhana wata Ala) will Give You Reward in a Sense of Beautiful Akhlaq to your kids.
So keep teaching Quran to your children with us.
Daarul al biri onlen qur’aan
Quraanku wuxuu kordhiyaa Kalsoonida Addoon ka
uu ku qabo Allaah
- Quraanka wuxuu Qalbiga ku Beeraa Farxad,
wuxuuna ka ilaaliyaa Xumaha oo dhan
- Quraanka waa Daawo iyo Naxriis.
(Alloow Qalbigeena Wehel uga dhig
- Quraanku wuxuu Xoojiyaa Xiriirka u Dhexeya
Adoonka iyo Allaah.👇