Markazka IBNU Taymiyah Online

Markazka IBNU Taymiyah Online

Share

markazku waxa uu ka kooban yahay laba qaybood oo kala ah qayb quraana iyo qayb shareeco ah

17/09/2024

ardayda ka soo qayb galaysa dawrada jamacada FRANTZ FANON -Hargeysa , oo la qaban doono 19/09/2024(16/03/1446H)
diwaan galintu waxay socondoontaa mudo kooban kafa idasi wacan .
📕 link-gan guji si aad ugu soo biirto groupka whatsapp dawrada Jaamacada FRANTZ FANON oo la soo dhigayo macluumadka dawrada bilaw ilaa dhaamad
Dawradu waa bilaash https://chat.whatsapp.com/H526jpfrZNxBATV0yieiH6

04/06/2024

MARKAZKA IBNU TAYMIYAH ONLINE

01/06/2024
27/02/2024

Machad-ka ZAAD AL TACLIIMI - معهد زاد التعليمي

27/02/2024

Machad-ka zaad al tacliimi

21/02/2024

Bushaaro Bushaaro waxaa loogu bushaaraynayaa dhamaan dadwaynaha kudhaqan magaalada hargaysa gaar ahaan xaafada jigjigayar in lagafuray Machad lamagac baxay kaas oo ka kooban qaybahan Hoos ku Xusan:-
1. Qaybta Barashada culuumta shareecada.
A. Dumarka casar kadib4:00PM -6:00PM
B. Raga maqrib kadib 6:30PM- 9:00PM
2. Qaybta Barashada Luuqada Carabiga.
A. Dumarka 4:00PM -6:00PM
B. 6:30PM- 9:00PM
3. Qaybta Barbaarinta Caruurta.galin h**e
FG: DIWAAN GALINTU WAXA AY KA SOCOTA XAFIISKA MACHADKA
Waxii faah faahina kala xidhiidh lamberka shaashada kaaga muuqda
FG. Sabtida ayay wax barashadu furmaysaa

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hargiesa
Hargeisa