Mustaphe Mahdi

Mustaphe Mahdi

Share

Aqoon Doon

06/09/2024
Photos from Maareeye Electronics's post 05/05/2023

Maareeye Electronics

29/07/2022

Curashada sannadka cusub ee tirsiga Islaamku (1444) waa munaasabad ina xusuusinaysa dhacdadii uu suubbanahu NNKH ka haajiray magaalada Maka, tallaabadaas oo horseed u ahayd hirgalka iyo taabbogalka dacwaddii iyo dawladdii Islaamka. Waa dhacdo ay inoogu sugan yihiin duruus nololeed oo joogto ah, oo wax badan inagu kordhin kara.

Munaasabaddan awgeed, waxa aan hamblayo u dirayaa dhammaan umadda Islaamka, meel ay joogaanba iyo gaar ahaan shacabka reer Somaliland. Waxaan rejaynayaa in Ilaahay sannadka sannadkiisa uu inagu gaadhsiiyo nabadgeliyo, barwaaqo iyo wadajir.

26/07/2022

Dugsigu waxa uu ogaysiinayaa waalidiinta ubadkooda lajecel wax-barsho tayo leh, in Dugsigu qaadanayo sanad dugsiyeedkan fasalo Cusub KG ilaa 4aad.
Dugsigu waxa uu ka kooban yahey qeyb boodhin ah iyo qeyb Dugsi caadiya ah.

Tilmaan. Dugsigu waxa uu kuyaal Xaafada Aktoobar (Badda Cas) / Burco/ Agagaarka Riiga Shiinaha.
Ardeyda meelaha fog-fog waxa u diyaara Basas.

Kala xidhiidh
63-4612690/63-4062985/63-4315436

20/07/2022

Galabta iyo gorfeyntii dhiganaha
" الإبطال لنظرية الخلط بين دين الإسلام وغيره من الأديان"
" Burinta aragtida isku dhafka Diinka Islaamka iyo Diimaha kale.

18/07/2022

Ahmed Mostapha
Abdikarim Abdikarim A. MaahirAbdikarim A. Maahir Maahir
Madar Haji Adam
Abdibazid Yousuf Mohamud
Abdirahman Mahamoud

15/07/2022

The Real Mo' Farah Mo Farah

09/07/2022

عيد مبارك وكل عام وانتم بخير

08/07/2022

Ciid mubarak dhamaan Muslimiinta

08/07/2022

Xujay badan oo ku qulqulaysa buurta carafa
Alle acmaasha ha inaga wada aqbalo

07/07/2022

خير الدعاء دعاء يوم عرفه وخير ما قلت أنا والنّبيون من قبلى : لا إله إلا الله وحده لاشريك له، له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير.
رواه الترمذي.

06/07/2022

Shucayb Aadan Abdullahi Hambalyo wll

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Farah Omer
Hargeisa
BURAO