15/05/2026
π’ SHAQAALEYSIIN β MACALIN GURI
Waxaan raadineynaa Macalin-Guri khibrad iyo aqoon u leh baridda ubadka, gaar ahaan maadooyinka Carabiga, Tarbiyah iyo Af-Soomaaliga.
π Gelin: H**e
π Jagada: Macalin Carabi, Tarbiyah & Af-Soomaali
π Goobta Shaqada: Hargeysa, Isha Boorama
β
Shuruudaha Shaqada:
β’ Inuu/ay ku takhasusay Carabi, Tarbiyah iyo Af-Soomaali
β’ Inuu/ay leeyahay aqoon iyo xirfad wanaagsan oo waxbarid
β’ Inuu/ay si wanaagsan ula shaqeyn karo carruurta
β’ Inuu/ay degan yahay Isha Boorama ama u dhow
π Faahfaahinta:
β’ Saddex cisho toddobaadkii
β’ Laba arday
β’ Daβdoodu tahay 11 jir iyo 13 jir
π© Haddii aad buuxin karto shuruudaha shaqadan, fadlan CV-gaaga kusoo dir WhatsApp-ka:
π +252 63 8208856
11/05/2026
π KUSOO DHAWOOW MACALIN HOME TEACHER π
Macalin Home Teacher waa bare guri oo ka shaqeeya kaabista casharada iyo xoojinta maadooyinka ay ardaydu ku liitaan, heer kasta oo waxbarasho ah:
π« Dugsiga Hoose
π« Dugsiga Dhexe
π« Dugsiga Sare
β¨ Adeegyada aan bixino:
β Casharro Guri (Home Tuition)
β Diyaarinta Imtixaanada si xirfad leh
β Kaabis iyo xoojinta maadooyinka daciifka ah
β Manhajka Somaliland | Edexcel | Kenya
β Ingiriisi & Xisaab (Arday & Dad Waaweyn)
β Heer kasta waa la qaabilaa
π Goobta: Hargeysa, Somaliland
π© Isdiiwaan-gelinta la xidhiidha: WhatsApp: 063-8208856
π Nala soo xidhiidh si ubadkaaga aqoontiisa kor loogu qaado.
π₯ Ubadkaaga ha noqdo kuwa ku sarreeya waxbarashada β la xidhiidh maanta!
09/05/2026
π’ WEβRE HIRING β MACALIN HOME TEACHER
Waxaan raadinaynaa macalimad Soomaaliyeed oo ku wanaagsan English & Maths, gaar ahaan qof leh English fluent/native level iyo shahaadooyin sida IGCE or TOEFL ama IELTS.
π Xaafadda Boqol-jire
π§ 5 arday yaryar
π Waqtiga: Maqrib kadib
Haddii aad buuxin karto shuruudaha shaqada, CV-gaaga kusoo hagaaji WhatsApp-ka: π² 252 63 8208856
β¨ Aqoon tayo leh waa aayatiin ifiya!
06/05/2026
AQOON TAYO LEH WAA AAYATIIN IFAYA!
Macalin Home Teacher
π Ma rabtaa in ilmahaagu horumar degdeg ah sameeyo?
Macalin Home Teacher (Macalin-Guri) ayaa kuu keenaya xal fudud oo waxtar leh β macalin kuu imanaya gurigaaga!
π¨βπ« Waxaan ka caawinaynaa ardayda:
β’ Qurβaan & Islamic
β’ Manhajka British π¬π§
β’ Manhajka Somaliland πΈπ΄
β’ Manhajka Kenyan π°πͺ
β’ Af-Soomaali, English & Arabic
π‘ Faaβiidada aad helayso:
β Ilmahaaga wuxuu helayaa dareen gaar ah (one-to-one)
β Waqtigaaga waad badbaadinaysaa
β Fahamka ardayga si degdeg ah ayuu u kobcayaa
β° Macalimiin diyaar ah:
Aroor | Duhur | Galab | Habeen
π Casharka waxa lagu dhigayaa guriga ardayga β si raaxo iyo badbaado leh
π Hadda nala soo xidhiidh oo macalin qabso!
WhatsApp / Call: 063 8208856
π Ha sugin β tayaynta ardaygu waa lamahuraan!
30/04/2026
π’ WEβRE HIRING
HOME TEACHER
π Location: Hargeisa β Jigjigayar
π Student Level: KG β Primary
π Shift: Gelin H**e
Requirements
β Diploma in Education
β Ku fiican la dhaqanka ardayda
β Leh xannaano & daryeel
β Female Teacher
Maadooyinka la Bixinayo
π Qurβan
π Islamic Studies
π€ Arabic
π¬π§ English
β Mathematics
π© Apply Now
Send your CV via WhatsApp:
π± +252 63 8208856
MACALIN HOME TEACHER
Quality Home Education Service
21/04/2026
π MACALIN HOME TEACHER (MACALIN-GURI) ππ
Ma doonaysaa in ardaygaagu helo waxbarasho tayo leh adigoon guriga ka bixin?
Macalin-Guri wuxuu kuu keenayaa macalimiin khibrad leh oo casharrada ku bara ardayga gurigiisa si fudud oo ammaan ah.
β
Waxaan ka caawinaynaa ardayda manhajyada:
π British Curriculum
π Somaliland Curriculum
π Kenyan Curriculum
π Qurβaan Kariim
π€ English Language
β° Macalimiin diyaar ah:
Subax βοΈ | Duhur π€οΈ | Galab π | Habeen π
π Adeeggu wuxuu ka socdaa: Magaalada Hargeysa iyo hareeraheeda
π Nagala soo xidhiidh maanta:
π² WhatsApp / Call: 063 8208856
β¨ Waxbarasho tayo leh, gurigaaga joog!
21/04/2026
Shaqo Abuur
π FURSAD SHAQO ABUUR DHALINYARO β HOME TEACHER MARKETING CAMPAIGN π
π Macalin Home Teacher wuxuu fursad u furayaa dhalinyarada firfircoon si ay uga qayb qaataan hawlaha suuqgeynta iyo Kadin ku kadin (Door to Door Campaigns).
π Tani ma aha shaqo mushahar joogto ah lagu qaato, balse waa fursad shaqo abuur iyo horumar loogu talagalay dhalinyarada doonaysa inay kartidooda muujiyaan.
β
Ka qaybgalayaasha hawsha suuqgeynta:
πΉ Waxay helayaan khibrad shaqo
πΉ Waxay baranayaan xirfadaha suuqgeynta
πΉ Waxay yeelanayaan fursado cusub oo mustaqbalka ah
πΉ Waxaa la siinayaa xulasho iyo mudnaan gaar ah kuwa dadaalka iyo waxqabadka muujiya
π Haddii aad tahay qof firfircoon oo jecel inuu bulshada la shaqeeyo, tani waa fursaddaada.
π² Faahfaahin iyo isdiiwaangelin kala xidhiidh WhatsApp: +252 63 8208856
β¨ Ka faaβiidayso maanta, muuji kartidaada!
19/04/2026
π’ Fursad Shaqo Banaan
Waxa loo baahan yahay Macalin Home Teacher oo guriga wax ku dhiga.
SHURUUDAHA LAGA RABO MACALINKA
MACALIN bari kara carruur daβdoodu u dhaxayso 7 ilaa 9 jir, kana caawin kara:
β
Carabi β akhris iyo qoraal
β
English β akhris iyo qoraal
β
Hab sahlan oo faham degdeg ah leh
β
Dulqaad iyo la dhaqanka carruurta
π Goobta: Xero-Awr, Hargeysa
π Waqtiga: Gelin h**e
π² Qofkii danaynaya ha lasoo xidhiidho: +252 63 8208856