SomScholar Academy

SomScholar Academy waa madal laguugu diyaariyey culuumta computerka iyo ITga qaybihiisa kala duwan

SomScholar Academy waxa ay ugu bushaaraynaysaa dhamaan bahda jecel waxbarashada computerka iyo iTga qaybihiisa kala duwa...
26/04/2023

SomScholar Academy waxa ay ugu bushaaraynaysaa dhamaan bahda jecel waxbarashada computerka iyo iTga qaybihiisa kala duwan in academiyadu idiin diyaarisay koorsooyin kala duwan sida sawirka hoose ku xusan yado academiyadu ugu talo gashay cid walba oo jecel barashada xirfada computerka iyo ITga waxa ay academiyadu kaga duwan tahay filkeed ama goobaha kale ee la midka ah in kooraskastaba uu la socdo saddex buug oo ku kala turjuman 3 luuqadood taas oo macnaheedu uu yahay in qof kasta si wacan casharada uga dhuganayo taas oo jaanis siinaya dadka waaweyn ama cid kasta oo luuqadu xanibaysay hadaba ka mid noqo xirfadlayaasha sida hagar li.ida ah wax uga baranaya SomScholar Academy
wixii faahfaahin inta dheer nagala soo xidhiidh whatsAppka : 65-3216849
ama taleefnka caadiga ah: 63-321684

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SomScholar Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share