19/05/2026
Maamulka iyo macallimiinta مركز دار العلوم Markaska Daarul-Culuum waxa uu hambalyo iyo duco halkan uga dirayaa ardayga "Asad mukhtaar cali " oo dhameeyay xifdiga qur'aanka. Alla haku anfaco, waalidkiisa iyo macallimiintasana Alla haka abaal mariyo.