Yaqeen Islamic Center

Yaqeen Islamic Center

Share

welcome to Yaqeen Islamic Center

Photos from Yaqeen Islamic Center's post 15/12/2025

Waxaa maanta oo isniin ah kuna beegan, 15/Dec: 2025 soo gaba gaboobay imtixaankii kalka koowaad ee ka socday dugsiga Yaqeen Islamic Center fasax wanaagsan dhamaan ardayda dugsiga❤️

Photos from Yaqeen Islamic Center's post 07/12/2025

Waxa malinkii Labaad ka Socda Xarunta Yaqeen Islamic Center Imtixaanka kalkii 1aad .

01/12/2025

🏆 waxaa maanta soo gaba gaboobay tartankii ka socday waayadan dugsiga Yaqeen Islamic Center
waxay saaka ciyaar aad u qurux badan ku dhex martay labada fasal ee isku soo baxay finally ga’e kala ah: grade three and grade six, halkaas ay koobka qaadeen fasalka lixaad 👏🏽🏅
hambalyo grade six.

Photos from Yaqeen Islamic Center's post 01/12/2025

ciyaartii u danbaysay ee saaka ka qamsoomaty dugsiga Yaqeen Islamic Center

30/11/2025

so bandhig qayb ka mida hidaha iyo dhaqanka ay so bandhigeen ardayda hablaha ee dugsiga Yaqeen Islamic Center

Photos from Yaqeen Islamic Center's post 29/11/2025

hablaha dugsiga Yaqeen Islamic Center oo soo ban dhigay qayb ka mida hidaha iyo dhaqanka 🥰

Photos from Yaqeen Islamic Center's post 26/11/2025

Ciyaartii saaka ka qabsoomtay dugsiga Yaqeen Islamic Center

26/11/2025

Natiijada ciyaartii dhex martay labada fasal ee kala ah, Grade Four and Grade Three Yaqeen Islamic Center

Photos from Yaqeen Islamic Center's post 26/11/2025

Yaqeen Islamic Center

26/11/2025

Natiijada ciyaartii saaka dhex martay labada fasal ee kala ah, Grade One and Grade Two,Yaqeen Islamic Center

26/11/2025

ciyaartii shalay ka dhacday dugsiga Yaqeen Islamic Center

Photos from Yaqeen Islamic Center's post 25/11/2025

ciyaartii saaka ka dhacday dugsiga Yaqeen Islamic Center

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Hodan Hills
Hargeisa