01/08/2024
π Exciting news from Tima-Ade University! π We're thrilled to announce the launch of our new Post Graduate Diploma in Education program! This initiative is designed for educators looking to enhance their skills and advance their careers.
Join us in shaping the future of education! πβ¨
For more details, visit us or contact us today!
-AdeUniversity
30/07/2024
π Welcome New Students! π
We are thrilled to welcome all new students to the Faculty of Education at Tima-Ade University! π As you embark on this exciting journey, know that you are joining a vibrant community dedicated to shaping future educators and leaders.
Get ready for a transformative experience filled with innovative learning, passionate faculty, and plenty of opportunities for personal and professional growth. We encourage you to connect with your peers, explore our resources, and engage in the various activities planned just for you!
Hereβs to a successful and inspiring academic year ahead! πβ¨
-AdeUniversity
12/07/2024
Kulliyada waxbarashada ee Jaamacada Tima-Cadde, faraceeda Hargaysa ayaa munaasibad qiimayn ah u qabatay ardayda dhamaysatay tabobarka macalinnimada. Ardaydu waxa ay soo bandhigeen xirfadooda barenimmo. Kulliyada waxbarashadu waxa ay hambalyo iyo boogaadin u diraysaa ardayda tabobarkaa ka faa'iidaysatay. Waxa aanu u rajaynaynaa bareyaashaa inay aqoontaa iyo xirfadaa ay barteen uga faa'iidayn doonaan ardayda wadanka. Kulliyadu waxa ay u mahadnaqaysaa bareyaashii qiimaynta ka qayb qaatay.
24/09/2023
Dear esteemed gtaduates from Tima-Ade University- Faculty of Education, Hargeisa Campus,
As we celebrate your achievements today, I want to express my gratitude for your hard work, passion, and unwavering commitment to excellence. You have set an exceptional standard for all of us to follow, and I am confident that your contributions will continue to inspire and empower generations of students to come.
Once again, congratulations on your well-deserved success. May you continue to shine brightly and make a significant difference in the lives of those around you.
Sincerely,
Hamse Arab Ali
Dean of faculty of education.
19/09/2023
Hambalyo, hambalyo, hambalyo.
Kuuliyadda waxbarashada ee Jaamacadda Tima-Cadde waxa ay hambalyo iyo boogaadin u diraysaa dhammaan ardayda sanadkan ka qalin jabinaysa jaamacadda. Waxa kale oo hambalyo gaar ah u diraynaa ardayda ka baxaysa kuuliyadda waxbarashada faraceeda Hargaysa.
25/07/2023
Kuliyadda waxbarashada ee Timacadde waxa ay hambalyo u diraysaa Faa'is Jaamac Axmed oo ku guulaystay inuu bare ka noqdo dugsiga sare ee Noradin. Faa'is waxa uu ka midyahay ardayda dhigata kullliyada waxbarashada ee Timacadde, qaybta Hargaysa ee sanadkan qalin jabinaysa. Waxa aan rajaynayaa in cilmiga aad baratay uga faa'iidayn doonto ubaxa aad wax u dhigi doonto.
20/07/2023
Waa ardayda dhigata kulliyada waxbarashada ee Jaamacadda Timacadde, faraceeda Hargaysa oo si heer sare ah u jeedinaya presentationkii uu Baruhu u diray. Waa mahadsanyahay bare sare Xamse Aadan Cadde oo course kan ardayda ka haqabtiray.
18/07/2023
Waxa si wanaagsan u soo afmeermay qiimayntii macallimiinta dhigata kulliyada waxbarashada ee Jaamacadda Timacadde, faraceeda Hargaysa. waxa aan u mahadnaqayaa madaxda jaamacadda, bareyaasha qiimaynta samaynayey iyo barayaasha xirfadooda barenimo soo bandhigay. Waxa aan u rajaynayaa macallimiinta dhigta kulliyada waxbarashada ee Jaamacadda in ay aqoon iyo xirfad barenimo oo mihnadooda macallinimo wax weyn ka badali doonta ka faa'iideen Jaamacadda Timacadde. Eebbe haydin ku anfaco cilmiga iyo waayo-aragnimada aad korodhsateen.
18/07/2023
ku soo dhawaada degelka cusub ee kulliyadda waxbarashada ee Jaamacadda Timacadde, faraceeda Hargaysa.
Halkan kala soco.