ALMIS COLLEGE

ALMIS COLLEGE Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ALMIS COLLEGE, Medical school, Road Number One Location Dabaqa Al Noor ka soo horjeedka masaajidka Xero-hadhuuda, Hargeisa.

ALMIS COLLEGE provides career training for some of the most in demand healthcare professions.

🌐 Website: www.almiscollege.com

πŸ“§ Email: [email protected]

πŸ“ž Phone: +252 634352306

19 August world humanitarian day
19/08/2026

19 August world humanitarian day

Ka faa'ideyso fursadan πŸ“²  063-4352306 πŸ“ Goobta:  Suuqa Hoose, Fooqa Alnuur Ka soo horjeedka Masjidka Xero Hadhuudh, Harg...
18/08/2026

Ka faa'ideyso fursadan

πŸ“² 063-4352306

πŸ“ Goobta: Suuqa Hoose, Fooqa Alnuur Ka soo horjeedka Masjidka Xero Hadhuudh, Hargeisa.

🌟 Ku soo biir ALMIS COLLEGE
Halka lagu dhiso xirfadlayaasha caafimaadka ee mustaqbalka.

πŸ“ž Wixii Faahfaahin Dheeraad ah:
πŸ“² WhatsApp: 634352306

πŸŽ“ ALMIS COLLEGE
Excellence in Health Education
πŸ©ΊπŸ’ŠπŸ§ͺ

πŸ“’ XASUUSIN MUHIIM AHWaxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda in Final Examination-ka Kulliyadaha uu hadda socdo. πŸŽ“πŸ“šArday k...
15/08/2026

πŸ“’ XASUUSIN MUHIIM AH

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda in Final Examination-ka Kulliyadaha uu hadda socdo. πŸŽ“πŸ“š

Arday kasta waxaa laga codsanayaa inuu si wanaagsan ugu diyaar garoobo imtixaannada, isla markaana uu raaco jadwalka iyo tilmaamaha maamulka.

ALMIS COLLEGE

Jimce Wanaagsan ❀
14/08/2026

Jimce Wanaagsan ❀

Maanta waa maalin ay ardaydeennu ku muujiyeen aqoon, xirfad iyo kalsooni, iyagoo si toos ah u fulinaya qaybaha kala duwa...
12/08/2026

Maanta waa maalin ay ardaydeennu ku muujiyeen aqoon, xirfad iyo kalsooni, iyagoo si toos ah u fulinaya qaybaha kala duwan ee practical-ka caafimaadka.

The closure ceremony of the 74th Batch of Clinical Nursing Skills Training was successfully held at ALMIS COLLEGE, Harge...
11/08/2026

The closure ceremony of the 74th Batch of Clinical Nursing Skills Training was successfully held at ALMIS COLLEGE, Hargeisa.
Congratulations to all participantsβ€”Happy Graduation!

Ma OGTAHAY??
09/08/2026

Ma OGTAHAY??

πŸ“’ OGAYSIIS QAADASHO ARDAY CUSUB – AUGUST 2026 πŸŽ“πŸ« ALMIS COLLEGE waxay si rasmi ah u ogeysiinaysaa dhammaan ardayda danayn...
04/08/2026

πŸ“’ OGAYSIIS QAADASHO ARDAY CUSUB – AUGUST 2026 πŸŽ“

🏫 ALMIS COLLEGE waxay si rasmi ah u ogeysiinaysaa dhammaan ardayda danaynaysa waxbarashada caafimaadka in la furay is-diiwaangelinta ardayda cusub ee August 2026.
πŸ“… Bilowga Diiwaangelinta: 01 August 2026

πŸŽ“ Barnaamijyada la Qaadanayo
βœ… Nursing
βœ… Medical Laboratory Technology
βœ… Pharmacy
βœ… Midwifery
βœ… Nutrition

πŸ“Œ Sababta Aad u Dooranayso ALMIS COLLEGE
βœ”οΈ Macallimiin khibrad iyo aqoon leh
βœ”οΈ Skills Labs & Shaybaarro casri ah
βœ”οΈ Tababar Isbitaal (Clinical Practice)
βœ”οΈ Kharash waxbarasho oo la awoodi karo
βœ”οΈ Deegaan waxbarasho oo tayo leh
βœ”οΈ Taageero iyo hagid ardayeed oo joogto ah

πŸ“² Ku Biir WhatsApp Group-ka Ardayda Cusub: πŸ‘‰ https://chat.whatsapp.com/CkGtzJhVGoCKwYiVlW5iwP

πŸ“ Goobta: Suuqa Hoose, Fooqa Alnuur Ka soo horjeedka Masjidka Xero Hadhuudh, Hargeisa.

🌟 Ku soo biir ALMIS COLLEGE
Halka lagu dhiso xirfadlayaasha caafimaadka ee mustaqbalka.

πŸ“ž Wixii Faahfaahin Dheeraad ah:
πŸ“² WhatsApp: 634352306

πŸŽ“ ALMIS COLLEGE
Excellence in Health Education
πŸ©ΊπŸ’ŠπŸ§ͺ

Address

Road Number One Location Dabaqa Al Noor Ka Soo Horjeedka Masaajidka Xero-hadhuuda
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ALMIS COLLEGE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to ALMIS COLLEGE:

Shortcuts

Share

Category