18/04/2024
Khadar Jamaal
halkan kala soco wararka soomalida iyo barmaamijyo kale
18/04/2024
Hadaad mooday so in xogaa aad qay lisay ay ashaaciro ku baaba ba ayso kuam baa ba aysee way jiraysaa
Hadaad mooday so in xogaa aad qay lisay ay ashaaciro ku baaba ba ayso kuam baa ba aysee way jiraysaa
Sidan waxa yidhi waad lagu Maga caabo dr khadar oo jooga hargays
Hadaba ma sax baa mise waa qalad bul shadanu udaynay naa
11/08/2023
9 Askari ayaa la dilay, tiro intaa ka badana waa lagu dhaawacay dagaalkii maanta ka dhacay deegaanka Goda yar ee u dhexeeyay Jabhadda hubaysan iyo Booliska.
Taliyaha Booliska Somaliland sheegay in jabhaddu jidgooyo u gashay 30 Askari oo deegaamaadaasi ku sugnaa kuwaas oo deegaan kale u socday.
Taliyuhu waxa uu sheegay in aanay haysan amar ay Ciidanku ku dagaallamaan balse caawa laga bilaabo ay haystaan Amar lagula dagaallamayo ragaasi ku jira Buurta.
Waxa aad Noo sheegtaa kooxdii aad ugu jeclayd wakhtigii caruurnimo
Kooxdaada hada aad tageerto
Koox aan macquul ahayn in aad tageerto
Xulka aad tageerada u tahay
Laacibka aad ugu jeceshahay
Ciyaaryahan aad jeceshahay lakiin aanad tageero u
ahayn Kooxdiisa .
Laacibka aad ugu necebtahay
SU AASHAN KA JAWAABA ASXABTA MAHAD SANIDIIN
Tiro shibiro ah ayaa waxaa ay saarantahay geed quraca dushiis, sidoo kale tiro kalena waa ay hoos fadhidaa geedka, hadii shibiraha hoos jooga ay midi ka duusho oo ay kuwa sare aado, kooxda sare waxaa ay noqonayaan laba jibaarka (labanlaabka) shimbiraha hoose, dhankakale hadii sidaa si lamida kuwa sare ay midi kasoo duusho kooxda hoose u timaado kuwa hoos jooga iyo kuwa sare joogaa waxaa ay noqo nayaan tiro is le,eg.
01/06/2023
: khudbadda jimcaha ee barrito masjidka waxa inooga gali doona cilmi-badanaha wayn ee caalamiga ah 😍 ,
Kafaa'iidaysi wacan .
31/05/2023
Qaybti 1aad ee sawirada muxaadiro. Uu sheekha weyn ee daaciga ah ee rer urdun ka jeediyey masjid jamaca weyn ee hargeisa
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Hargeisa
00000