Dugsiga daaru rayaan online

Dugsiga daaru rayaan online

Share

Al rayaan online quraan school waxaad ka baran doonta quraanka kariimka ah iyo culuumta shareecada

23/07/2025

Wixii faahfahina nagalsooxidhiidh number da shaashada kamuuqda

29/03/2025

عيد مبارك كل عام وأنتم بخير تقبل الله منا ومنكم وصالح ألأعمال

Photos from Dugsiga daaru rayaan online's post 28/02/2025

Ramadaan Kareem 🌙

Waxaan idinku hambalyeynayaa Bilashada Bisha barakaysan ee Ramadaan رمضان.
Ilahay haynaga dhigo kuwi ka faa’idaysta barakada iyo khayrka bisha ramadaan.
mar labaad dhamaan umadda muslimka gar ahaan umada reer somaliland hambalyo curashada Bisha رمضان كريم 🌙

28/07/2024

Ogaysiis waxa la ogaysiinayaa dhamaan buslshada somaliyeed in Dugsiga daaru rayaan online uubilaabayo fasalo cusub wixii faahfaahina kalxidhiidh WhatsApp

22/07/2023

Dugsiga barashada quraanka iyo culuumta shareecada we daaru rayaan online wuxuuqaadanayaa array cusub
Wixii faahfaahina kalxidhiidh numbers +252634633622/+252659219910

Photos from Dugsiga daaru rayaan online's post 20/04/2023

Eid mubarak kulu caam wa antum bikhayr dhamaan aradayda alle sanad kan sanadkiisa haynagu gaaadhsiiyo bash iyo barwaaqo insha allah

17/08/2022
Photos from Dugsiga daaru rayaan online's post 08/07/2022

Eid mubarak dhaamn dhamaan umada muslimiinta ah meelkastay joogaan waxaleyahay ciid wanaagsan illahay sanadkan sanadkiisa haynahu gaadhsiiyo bashabash iyo barwaaqo

16/06/2022

Caawa waa jimcee haynu badino saliga nabiga اللهم صل على محمد وآل محمد

10/06/2022

Ciid wanaagsan dhamaan umada muslimiinta ah meelkastay joogaan كل عام وانتم بخير

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


150roud
Hargeisa
2522