07/02/2025
dhamaan ardayda jecel xifdiga quraan ka kariim ka ah Al-ikhwah Online waxa uu ugu bushaaraynayaa inuu idiin furay qaadashada ardayda cusub kuwaas oo ah dhammaan free.
*Isdiwaan galintu waxa ay bilaabmaysaa 08/02/2025
Kuna beegan 09/08/1446
*Ardayda la qaadanayaana aadbay u koobnaan doonan*
*Ardayda la qaadan doonaa waa ardayda buuxisa shuruuddalooga baahanyahay*
👇
*Kala xidhiidh halkan maamulka markazka Al-ikhwah Online*
↕️
☝️
*⚘قسم الإدارة*
*اتصل مشرف العام في المركز الإخوةOnline* 💐
https://wa.me/252634699260
https://wa.me/252634343130
Admin
23/10/2024
18/09/2024
10/08/2024
04/01/2024
10/05/2023