Aqoonyahan school

Aqoonyahan school Waa mid kamid ah iskuullada ugu tayada wanaagsan magaalada Hargeysa, kaasoo ku qalabaysan tiknooloji Kusoo Dhawoow Iskuulka Aqoonyahan.

Iskuulka Aqoonyahan waa goobta ugu wanaaagsan ee ay ubadkaagu ka heli karaan waxbarasho aad u tayeysan iyo goob waxbarasho oo aad u horumarsan. Ardaydeennu duruusta maadiga ah ee ay dhigtaan waxaa u raaca casharo diini ah oo uu ugu horeeyo qur'aanka kariimka ah, isagoo ay xifdintiisu kamid tahay manhajka waxbarasho ee iskuulka. Muhimaddeenu waa soo saarista jiil aqoonyahanno ah oo xambaarsan aqoon

diineed iyo mid maadi ahba kuwaasoo la jaanqaadi kara isbadalka iyo horumarka tiknoolojiyadeed ee dunida ka socda.

๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ง ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ๐ฌ๐Ÿ“š ๐”๐ ๐ฎ ๐Š๐š๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ฌ ๐ƒ๐ข๐ข๐ง๐ข & ๐Œ๐š๐š๐๐๐ข-๐›๐š ๐š๐กMa doonaysaa in ilmahaagu helo waxbarasho isku dheellitiran oo...
12/01/2026

๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ง ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ๐ฌ
๐Ÿ“š ๐”๐ ๐ฎ ๐Š๐š๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ฌ ๐ƒ๐ข๐ข๐ง๐ข & ๐Œ๐š๐š๐๐๐ข-๐›๐š ๐š๐ก

Ma doonaysaa in ilmahaagu helo waxbarasho isku dheellitiran oo isku darsata:
โœ… Diin sugan
โœ… Aqoonta maadiga ah
โœ… Anshax iyo akhlaaq wanaagsan

๐Ÿ“ Goobta: Koonfurta Star, Kasoo horjeedka Jaamacadda Maandeeq
๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah: 063 7222462

๐Ÿ‘‰ Nala soo xiriir maanta, mustaqbalka ilmahaagana maanta dhis.

๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ง ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ๐ฌUgu kaalay Duruus Diini & Maaddi-baWaxbarasho tayo leh oo dhisaysa aqoon iyo akhlaaq.๐Ÿ“ž Wixii faahfaahi...
07/01/2026

๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ง ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ๐ฌ
Ugu kaalay Duruus Diini & Maaddi-ba
Waxbarasho tayo leh oo dhisaysa aqoon iyo akhlaaq.

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah: 63 7222462
๐Ÿ“ Koonfurta Star โ€“ kasoo horjeedka Jaamacadda Maandeeq

Isdiiwaangeli maanta.

๐๐€๐‚๐Š ๐“๐Ž ๐’๐‚๐‡๐Ž๐Ž๐‹ ๐Ÿ“š๐€๐ช๐จ๐จ๐ง-๐ฒ๐š๐ก๐š๐ง ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅWaxa aan ogeysiinaynaa waalidiinta iyo ardayda in dugsigu si rasmi ah u furmay, lana b...
04/01/2026

๐๐€๐‚๐Š ๐“๐Ž ๐’๐‚๐‡๐Ž๐Ž๐‹ ๐Ÿ“š
๐€๐ช๐จ๐จ๐ง-๐ฒ๐š๐ก๐š๐ง ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ
Waxa aan ogeysiinaynaa waalidiinta iyo ardayda in dugsigu si rasmi ah u furmay, lana bilaabay
Term 2 โ€“ Giiยญsi Dambe.
โœจ Waxbarasho tayo leh
โœจ Macallimiin khibrad leh
โœจ Deegaan waxbarasho oo ammaan ah
๐Ÿ“ Goobta: Koonfurta Star, ka soo horjeedka Jaamacadda Maandeeq
๐Ÿ“ž Faahfaahin: 063 7222462
๐Ÿ‘‰ Ku soo biir Aqoon-yahan School โ€“ Mustaqbalka ilmahaaga ayaa halkaan ka bilaabma.

30/12/2025

๐€๐๐Ž๐Ž๐๐˜๐€๐‡๐€๐ ๐๐‘๐ˆ๐Œ๐€๐‘๐˜ ๐’๐‚๐‡๐Ž๐Ž๐‹๐’ โ€“ ๐‡๐จ๐ฒ๐ ๐š ๐€๐ช๐จ๐จ๐งta ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ง๐ฌ๐ก๐š๐ฑ!
Ilmahaagu wuxuu mudan yahay fursadda ugu wanaagsan ee waxbarasho!
Ku soo biiri Aqoonyahan Primary Schools, halkaas oo lagu bixiyo:
โœจ Waxbarasho tayo leh
โœจ Anshax iyo tarbiyad
โœจ Macalimiin khibrad leh
โœจ Deegaan waxbarasho oo ammaan ah
Ku bilow maanta safarka aqoonta ee ilmahaaga!
๐Ÿ“ž Wac: 63 7222462
๐Ÿ“ Goobta: Xaafadda Calaamadaha, dhanka bari ee Star.

๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ง ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ๐ฌโ€œGabadh wax baratay waa Bulsho wax baratay.โ€Waxbarasho tayo leh, anshax, iyo mustaqbal ifaya carruurta...
28/12/2025

๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ง ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ๐ฌ
โ€œGabadh wax baratay waa Bulsho wax baratay.โ€

Waxbarasho tayo leh, anshax, iyo mustaqbal ifaya carruurtaada.

๐Ÿ“ž Macluumaad: 063 7222462
๐Ÿ“ Goob: Koonfurta Star, kasoo horjeedka Jaamacadda Maandeeq

๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ง ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ซ๐ฒ ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ๐ฌRiyada ilmahaaga maanta ayay u baahan tahay daryeel si ay berrito u noqoto xaqiiqo.Aqoonyahan ...
22/12/2025

๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ง ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ซ๐ฒ ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ๐ฌ
Riyada ilmahaaga maanta ayay u baahan tahay daryeel si ay berrito u noqoto xaqiiqo.
Aqoonyahan Primary Schools waxaan ku diyaarinaynaa carruurta aqoon, anshax iyo mustaqbal ifaya.

Wixii faahfaahin ah: 63 7222462
Goobta: Koonfurka Star, kaso horjeedka Jaamacadda Maandeeq

๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ง ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ซ๐ฒ ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ โ€” ๐Œ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐๐ž๐ซ๐ซ๐ข๐ญ๐จ ๐Š๐š ๐๐ข๐ฅ๐š๐š๐›๐ฆ๐š๐š๐ง!๐Ÿ“š injineerka berrito waa ardayga maantaโœจ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š...
21/12/2025

๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ง ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ซ๐ฒ ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ โ€” ๐Œ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐๐ž๐ซ๐ซ๐ข๐ญ๐จ ๐Š๐š ๐๐ข๐ฅ๐š๐š๐›๐ฆ๐š๐š๐ง!
๐Ÿ“š injineerka berrito waa ardayga maanta

โœจ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ญ๐š๐ฒ๐จ ๐ฌ๐š๐ซ๐ž ๐ฅ๐ž๐ก
โœจ ๐“๐š๐ซ๐›๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง
โœจ ๐ƒ๐ก๐ข๐ข๐ซ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ญ๐จ ๐š๐ก
โœจ ๐ƒ๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง ๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง & ๐ฆ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง ๐ค๐ก๐ข๐›๐ซ๐š๐ ๐ฅ๐ž๐ก
โ€œHoggaamiyeyaasha berri waxay kasoo baxaan Aqoonyahan Primary Schools!โ€
๐Ÿ“ž Wac: 63 7222462
๐Ÿ“ Goobta: koonfurka star, kaso horjeedka jaamacada maandeeq

17/12/2025

๐ช๐š๐š๐ซ ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ญ๐š ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ง ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ซ๐ฒ ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ๐ฌ.
Dugsigeennu waa meel aan ku helno waxbarasho tayo leh, anshax wanaagsan, iyo macallimiin na jecel oo na fahma.
Waxaan halkaan ku barannaa aqoon iyo akhlaaq, waxaanan ku dareemnaa ammaan iyo kalsooni.
Haddii aad rabto mustaqbal ifaya, ku soo biir Aqoonyahan Primary Schools โ€“ hoyga aqoonta iyo anshaxa!โ€
๐Š๐ฎ ๐›๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ๐ค๐š ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š ๐ž๐ž ๐ข๐ฅ๐ฆ๐š๐ก๐š๐š๐ ๐š!
๐Ÿ“ž Wac: 63 7222462
๐Ÿ“ Goobta: Xaafadda Calaamadaha, dhanka bari ee Star.

14/12/2025

โ€œ๐Œ๐š๐ซ๐ค๐š ๐š๐š๐ ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐š๐ญ๐จ ๐ฆ๐š๐ฑ๐š๐š๐ ๐๐จ๐จ๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š ๐ข๐ง๐š๐š๐ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ญ๐จ?โ€
Si aan u kobcinno riyadooda, maskaxdooda, iyo mustaqbalkooda.

Ku soo biiri ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ง ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ซ๐ฒ ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ๐ฌ, halkaas oo lagu bixiyo:
โœจ Waxbarasho tayo sare leh
โœจ Anshax iyo tarbiyad sugan
โœจ Macallimiin khibrad iyo aqoon leh
โœจ Deegaan waxbarasho oo ammaan ah

Ku bilow maanta safarka aqoonta ee ilmahaaga ๐Ÿ“šโœจ

๐Ÿ“ž Wac: 63 7222462
๐Ÿ“ Goobta: Xaafadda Calaamadaha, dhanka bari ee Star










๐Ÿ“š ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ง ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ซ๐ฒ ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ โ€” ๐Œ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐๐ž๐ซ๐ซ๐ข๐ญ๐จ ๐Š๐š ๐๐ข๐ฅ๐š๐š๐›๐ฆ๐š๐š๐ง!Ilmahaaga wuxuu mudan yahay mustaqbal ifaya!...
10/12/2025

๐Ÿ“š ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฒ๐š๐ก๐š๐ง ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ซ๐ฒ ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ โ€” ๐Œ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐๐ž๐ซ๐ซ๐ข๐ญ๐จ ๐Š๐š ๐๐ข๐ฅ๐š๐š๐›๐ฆ๐š๐š๐ง!

Ilmahaaga wuxuu mudan yahay mustaqbal ifaya!
Ku biiri Aqoonyahan Primary School, halkaas oo carruurta lagu siiyo:

โœจ ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ญ๐š๐ฒ๐จ ๐ฌ๐š๐ซ๐ž ๐ฅ๐ž๐ก
โœจ ๐“๐š๐ซ๐›๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง
โœจ ๐ƒ๐ก๐ข๐ข๐ซ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ญ๐จ ๐š๐ก
โœจ ๐ƒ๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง ๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง & ๐ฆ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง ๐ค๐ก๐ข๐›๐ซ๐š๐ ๐ฅ๐ž๐ก

โ€œHoggaamiyeyaasha berri waxay kasoo baxaan Aqoonyahan Primary Schools!โ€
๐Ÿ“ž Wac: 63 7222462
๐Ÿ“ Goobta: koonfurka star, kaso horjeedka jaamacada maandeeq

Address

Magaalada Hargaysa, Xaafadda Calaamadaha, Dhanka Bari Ee Star
Hargeisa

Opening Hours

Monday 06:30 - 12:00
Tuesday 06:30 - 12:00
Wednesday 06:30 - 12:00
Saturday 06:30 - 12:00
Sunday 06:30 - 12:00

Telephone

+252637222462

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aqoonyahan school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Aqoonyahan school:

Shortcuts

Share

Category