Aqoon Bille School

Aqoon Bille School

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aqoon Bille School, Elementary School, Hargeisa.

31/05/2019

maldive waxay ku islaamen gacanta saldanadii mulsimka aheyd ee somalaiyeed la oran ajuran sultanate

08/02/2019
Photos from Aqoon Bille School's post 22/08/2018

ASC mamulaka dugsiga AQOON BILE dhamaan walidka la jecel ubadoda waxbarashada in uudugsiguu kudiyariyay waxbarasho tayo leh madi iyo diiniba dugsigu waxakale oo uu kkudiyariyay waxbarashada barbarin oolaga dhisi dono akhlaqda iyo waxbarashada is diangalintu way socotaa waxa ukuyala dugsigu xafada ama kala soxidhidhi numberadan 063- 4158907 ,063-6691360 , 063-4408565

24/12/2017

ASC dhaman walidka sharftabadan waxa uu dugsigu Ku war galinayaa Ina imtaxaanadki 1aad at ayamo ka dhimanyihi sida darteet waa inlalaso dadaala ardayda so at ukasbadan darajo rali galisa waad mahadsantihiin

05/08/2017

ASC dhaman walidinta iyo asxaabta page kaba waxa manta si habsami ah nogo bilamay waxbarashadi sandka sanadkisa inago khayr qabna alle haynaga yelo

31/07/2017

ASC dhaman Walidinta aydhigtaa carurtoda iyo macalimintaba dugsigu uxukugu war galinayaa in 5/8/2017 indib lo furayo insha alla

25/07/2017

ASC WR WB
Waxaa lawaragaliyanaa dhamaan bulshaweynta kunool magalaada hargeiso iyo daafafaheeda iyo dhamaan bulshaaweynta reer Somaliland ineeey socon doonto diiwaangalinta ardada cusub ilaa laga gaarayo #1 sept 2017 .

Sidaa awaaadeed waxaad heysataan fursad aad isku diiwaangalisaan sanad dugsiyeedka bilaaban doona taariiqda marka aykubeegantahay #8 sept 2017

maamulka schoolka waxuu heegan oogu jiraaa inuu idiin adeego waqti walba ayagoo sidiiran idiinku soo dhaweyndoona diiwaangalin wacan

Photos 24/07/2017
Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Hargeisa