14/06/2020
We are so overwhelmed and grateful. We received 90+ applications within 2 days and unfortunately had to close the application form yesterday.
Thank you to everyone who shared, liked and showed love. We’re very grateful!
———————————————————————
Aad iyo aad banu ugu faraxsanahay sidu codsigi u dhacay. 90+ hablood ay so xareeyay codsi oo ka badan tirada hablaha anu qaadan karno wakhtiga xaadirka ah sida darteed formki codsiga shaley ayanu xidhnay.
Waxanu u mahad celinayna cida kasta oo nagala qayb qadatey faafinta iyo gaadhsinta formka codsiga. Mahadsanid.
10/06/2020
ANNOUNCEMENT ANNOUNCEMENT ❗️❗️❗️❗️
BeWell BeYou is taking 3 classes of 14-20 girls per class. Classes will start in July and will be online. If you would like to participate, fill this form.
---------------------------------------------------
BeWell BeYou waxay qaadaneysa 3 fasal oo 14-20 hablood fasalkiiba. Fasallada ayaa bilaabmi doona bisha July waxayna ku bixidonan online. Hadaad jeceshahay inaad kaqeybqaadato, buuxi foomkan.
BeWell BeYou Training Application Form
BeWell BeYou is taking 3 classes of 14-20 girls per class. Classes will start in July and will be online. If you would like to participate, fill this form. ------------------------------------------------------------------------------ BeWell BeYou waxay qaadaneysa 3 fasal oo 14-20 hablood fasalkiiba...
10/06/2020
As team we had many plans on how to give back and empower more girl following our 1st class graduation but due to coronavirus a lot has changed. Amazingly we have been hard at work and adjusted our plans to the new normal of virtual world to continue our trainings and goal of empowering more girls.
Please keep an eye on posts about our up coming trainings and conferences on following posts.
———————————————————————
Anaga oo kooxda ah waxay rajadayadu ahayd inan group ahaan classes cusub qaadano is aan ula wadaagno waxaanu baraney hablo kale oo badan laakin coronavirus ayaa taa surto galin waydey oo dib no yara dhigtey.
Waxaanu ku dadaalnay sidii aan tababarki iyo dadaaladi anu bilowney u si wadi lahayn online. Tababarki iyo barnaamijyo kale oo aad u xiiso badan oo anu idinla wadaagi doono halkan kala socoda Insha’Allah.
08/05/2020
Health Talks iyo kullanka maanta iyo founderka BeWell BeYou Sihaam Mumin.
Xaaladan Covid19 saamayn ma ku yeelan kartaa caafimaadka maskaxda?
Time: 4:30pm Hargeisa time.
Xog nagula Afur: Kullankii 13'aad
Kullankeena maanta waxa aynnu ku fallanqayn doonaa caafimaadka maskaxda iyo sadhka Covid19.
Xaaladan Covid19 saamayn ma ku yeelan kartaa caafimaadka maskaxda? Haddii ay ku yeelan karto samaayn noocee ah bay ku yeelan kartaa? Sidee ayaynu u taageeri karnaa cabsida ay qabaan dadka waaweyn iyo kuwa la nool xaaladdaha gaar ah ee ku wajahan cudurkan- kuwaas oo ah bulshada inteeda u nugul Sadhkan? Joogitaanka guryaha ee xaaladdan Covid19 wax saamayn ah ma ku yeelan kartaa Caafimaadka maskaxda? Sidee xaaladda adag ee dhaqaale ee dadyow badan soo wajahday saamayn ugu yeelan kartaa caafimaadka maskaxdooda?
Waqtiga: 4:30 galabnimo
13/03/2020
Posterkan waxa ku xusan talaaboyinka ka hortaga coronavirus. Hoos waxa sido kale ku xusan steps ka aad coronavirus naftaada wax kaga bari lahayd:
- Raac talobixinta caafimaad ee ay bixinayo ama aad ka heli karto page ka World Health Organization (WHO).
- La soco wararka ku saabsan covid19.
- Si aad iskaga ilaaliso faafista wararka beenta ee ku suhabsan coronavirus iska eeg asaarka warku uu ka imaanayo.
———————————————————————
This poster demonstrates the basic protective measures against the coronavirus. Below are also the steps to inform yourself about coronavirus:
- Follow accurate public health advice from .
- Follow the news on coronavirus updates.
- To avoid spreading rumors check the source of the information.
Source:
Abdirashed I. Abdirahman
Wasaaradda Shaqo-Gelinta Arrimaha Bulshada & Qoyska JSL
11/03/2020
Meet the Team ✨
BeWell BeYou founder:
Sihaam Mumin is an Abaarso School alumna and a graduate of the University of Rochester in New York. She majored in Public Health with the concentration of Health, Behavior and Society and Psychology and currently studying to become Dialectal Behavioral Thearapist. Sihaam initiated BeWell BeYou to empower girls through health education, leadership and mentorship. The workshops are designed to create a platform that provides girls the opportunity to meet the challenges they face, influence local decisions to reflect their needs in health, education and leadership. Sihaam’s goal is to empower girls/women in Somaliland by addressing the level of health disparity, support them overcome those disparities to achieve maximum health and opportunity.
PC: Yusuf Dahir
11/03/2020
Meet the Team ✨
BeWell BeYou member:
Hodan Ahmed Abdi is an aspiring, initiative, ambitious, mathematician, statistician, and strong young lady who want to make a better tomorrow for her mom and young siblings. She graduated recently and studied bachelor degree in mathematics and statistics. She currently works as MEAL (monitoring, evaluation, accountability and learning) and does evaluation surveys, monitor, asses data quality, analyze data for projects and do researches.
10/03/2020
Meet the Team ✨
BeWell BeYou member:
Amaal Mohamed Ali waa gabadh aad u da' yar, oo leh himilo fog, hogaamintana aad ugu fiican, jecelna inay nolosha meel sare ka gaadho. Amaal waxay ku jirta sanadkii ugu danbeeyey ee jamacada waxnay bartaa bachelor degree in social sceince (development studies).
Amaal waxay tababarta kubada koleyga hablaha. Waxay Amaal sameeysay kooxo badan oo heer kaste leh ciyaarana kubada koleyga. Waxay dhiiri galisa hablaha iney ciyaaran sports qeybihiisa kala duwan si cafimaadka, masxadoodo iyo jidhkooduba u wanaagsanado.
05/03/2020
Meet the Team ✨
BeWell BeYou member:
Khadra Hussein Abdi is a courageous, ambitious and a future doctor. Khadra studied bachelor degree in laboratory and recently started studying master of public health and management. She does a lot of volunteer work.