05/06/2025
EIDMUBARIK
"SAAT Core 🚀 | Empowering You with Tech 💻 & AI 🤖 Skills for a Brighter Future 🌟.
05/06/2025
EIDMUBARIK
02/06/2025
🎓 **Course Cusub oo Cajiib ah!** 🚀
**Baro AI Prompt Engineering – Xirfadda Mustaqbalka!**
Ma rabtaa inaad barato sida **ChatGPT** iyo aaladaha kale ee caqliga macmalka ah (AI) looga helo natiijooyin sax ah oo waxtar leh?
Kusoo biir **course-kaan cusub Waxa**ad ku baran doontaa:
✅ Sida loo qoro prompt-yo sax ah oo AI fahmi karto
✅ Habka loo adeegsado AI si loo xalliyo dhibaatooyin kala duwan
✅ Xirfado muhiim ah oo kaa caawinaya shaqo helis, hal-abuur, iyo horumar shaqsiyeed
✅ Tusaalooyin dhab ah iyo fursado lagu tijaabiyo aqoontaada
💡 Coursekan waxaa uu u furan yahay:
- Ardayda
- Shaqaalaha
- Ganacsatada
- Qof kasta oo danaynaya AI iyo mustaqbalka shaqada
🖥️ **Qaab Online ah | Fudud & Faa’iido Badan | Luqad Fudud**
📥 Fadlan igala soo xiriir si aad u hesho faahfaahinta buuxda iyo sida aad iskaga diiwaangelin karto!
25/05/2025
Ka dhabee hamigaaga, barro xirfad ku anfaceysa mustaqbalka,
Hada qaado course Fundamentals Of AI oo aynu ugu magac darney "Gundhiga caqliqa macmalkaa" ..............
21/05/2025
🚀 Dunida maanta waa mid ay AI hoggaaminayso!
Baro aasaaska Caqliga Macmalkaa (AI) oo hormari mustaqbalkaaga maanta!
📘 Course-ka Fundamentals of AI hadda waad heli karaa!
Ku soo biir oo la jaanqaad isbedelka teknolojiyadda! 🤖🌍
15/05/2025
Hambalyo intii ku guuleysatey .............
Maanta & Caqliga Macmalkaa
14/05/2025
Hambalyo 18-ka May – Maalinta Qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland
12/05/2025
Fundamentals Of AI "Gundhiga Caqliga Macmalkaa"
Course cusub & Xirfad cusub, H**e isku diiwaangali, noloshaada ku kab xirfad cusub oo qaad talaabo cusub.
12/05/2025
Baro caqliga macmalkaa "AI" si aad ula jaanqaado dunida talaabsatey
11/05/2025
Sadaali Classicada Galabta
11/05/2025
Ma rabtaa inaad fahanto sida AI u shaqeyso? Hadda fursadaasi waa ay furan tahay! ✨
Isdiiwaangeli course-ka 'Fundamentals of AI' maanta!