20/12/2025
๐ Bal qiyaas ganacsigaaga oo dhan
adigoo ka maamulaya HAL SYSTEM.
Halkii aad ka isticmaali lahayd:
Accounting meel , Sales meel, Inventory meel
Reports qaata waqti.โ
โ๏ธGanacsiyo badan way shaqeeyaan,
laakiin system-koodu ma wada shaqeeyo.
Taasi waa sababta ay ugu baahan yihiin hal nidaam oo mideeya ganacsiga oo dhan.
๐Haddii aad tahay ganacsade:
Ku daalay nidaamyo kala duwan
Waqti badan ku luminaya reports
Doonaya xakameyn buuxda & koritaan
๐ Hage Tech Solution waxay kuu diyaarineysa Odoo ERP.
Odoo ERP wuxuu kuu saamaxayaa:
โ Inaad HAL meel ka hagto ganacsigaaga
โ Inaad hesho xog sax ah, waqtigeeda
โ Inaad si fudud u maamusho adigoon waqti lumin
โ
Odoo:
Ma aha software kaliya
waa nidaam kuu shaqeeya, kuna kora ganacsigaaga.
U guur OdooERP
๐ Nala soo xiriir maanta
WhatsApp: 063 776 0444
Hage Tech Solution