Abdi Asiis Ibrahim

Abdi Asiis Ibrahim political analysis official page abdi asiis Ibrahim abdi ibnu xararo. politician.

29/07/2026
29/07/2026

No. MRI (Magnetic Resonance Imaging) does not use ionizing radiation.
Instead, an MRI uses:
A strong magnetic field
Radio waves
A computer to create detailed images of the inside of your body
This is different from:
X-rays – use ionizing radiation
CT scans – also use ionizing radiation
Because MRI doesn't use ionizing radiation, it's generally considered a safer imaging... halkan wax inooga muuqata in arinta uu ku hadlay Agaasimaha wasaaradda caafimaadka ay tahay waxaba k**a jiraan oo aanu mishiinka MRI aanu lahay. Wax radiation ah lahayn, waxa halkaa inooga soobaxday in aan laga fikiray caafimaadka bulshada ee sababta mishiinkan qolgaara loogu kireeyay tahay in lagu musuq-maasuqo hantida umada loo larabo in lacag badan lagaga saaro khadnada dawlada

27/07/2026

Garasho wanaagsan mar haddii laga garnaqsaday.suldaanka guud beesha habar awal waa mahadsantahay raali galinta uu ka bixiyay qadafki uu lagu kacay Xildhibaan qodax oo ah Xildhibaan ugu wanaagsan somaliland.abdi asiis samaale wax inoo soo baxday in aanu ahayn qof ummad maamuli kara.

25/07/2026

Muwaadin xukumada abdirahman irro ay baabiisay noloshiisii tani waa ayaan daro wayn in dawladii u xil saarnayd ilaalinta shacabka somaliland in ay iyadu ay baro kiciso Muwaadin keedii dawlad xakh daro kula kacaysa Muwaadin keedii arintan fool xumo wayn iyo ceeeb dul taal madaxweyne irro oo u dhaartay ilaalinta Muwaadin naftiisa maalkiisa iyo in uu si siman ula dhaqmo muwaadiniinta somaliland.

25/07/2026

Tani wax ay ahayd maalin somaliland bogaga madow ugu qoran
Maantoo kale maalintii somaliland lumisay gobolka sool bari gacan ku hayntiisa.

25/07/2026

Naftood horayaashii naftooda u horay badbaadinta qarankan iyo ilaalinta sharafta qarankooda .iyo qaabka uu madaxweyne abdirahman ugu abaal guday.aritaan ayaa wax ay keenaysaa in ay ka dhashaan talaabooyin xun xun oo horseedi kara in la waayo ku dhiiraashada difaaca qaranka somaliland arintan wax ay keenaysaa in laga niyad jabo difaaca somaliland iyo in ay hoos u dhaco jacayl kii loo hayay qaranka somaliland. Tani wax ay qoraysaa taarikh raad xun ku yeelata mustabalka qaranka somaliland arinta waa lama aqbaal in cidankii dalka difaacayay in ay saldhigaya dhex naf baxaan iyo in kuwii ay la dagaalameen ay dheeftoodii qaataan waar horta maxaa loo dagalamayay ma somaliland difaaceeda mise in ay koox dheefta qaranka ay hesho?

23/07/2026

Halka xikmad ee aynu ka baran karno taswiirtan ayaa ah leadership is knowledge. Leadership is surrender .
Xikmadu waa intan hogaamintu waa aqoon iyo in aad garanto wax khaldan iyo sada loo toosiyo in aan taqaan. Hogaamiyaha wanaagsan waa kii is dhiiba ee liqa cadhadhiisa inta tiisa meel uu dhigo ka taliya sidii ay wax u xagaagi lahaydeen .
Hadalka guntiisu wax uu noqonayaa mohamed kaahin ma aha hogaamiyaha maanta xusbiga kulmiye wadi karaya wax uu baahanyahay nasiimo in uu helo.

Madaxwaynihi aynu dooranay abdirahman xukumadiisii wax share ganacsi kula jirtaa xukumada somalia .hassan iyo  abdirahma...
23/07/2026

Madaxwaynihi aynu dooranay abdirahman xukumadiisii wax share ganacsi kula jirtaa xukumada somalia .hassan iyo abdirahman cirro waa share holder wax uu share ka dhexeeya ganacsiyo. 1 E visa. Xukuumadda Somaliland ay qaadataa qayb lacagta laga sameeyo electronic visa somalia.

2 .jaamacado private sector Ah
3.dahabka iyo ganacsiga badan oo qarsoon.

taliska hargeisa iyo moqudisho wax ganacsi ka sameeyaan khayraad dalka sida qorotada. Iibka xayaawaanka qorotada loo yaqaano ee somalia laga iib geeyay wax noqday mid hadigiisu kor u faadhay xoolaha nool ee dalka somalia laga dhoofiyo.somaliland iyo somalia waxba uma kala soocna ayaan been la inoo sheegin aqoonsi been ah .
somaliland afka ayaa laga yidhaahdaa

Uurkanka wax aynu ka nahay somalia bal is qabad siiya idinku.

Address

Mooge
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi Asiis Ibrahim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Abdi Asiis Ibrahim:

Shortcuts

Share

Category