18/07/2024
"Nebigu ﷺ wuxuu yidhi;Alle wuxuu dhahaa:"Addoomadaydoow habeen iyo maalinba waad dambaabaysaan anna dembi oo dhan waan dhaafaaye i dambe dhaaf waydiista waan idiin dambi dhaafiye"
__
Si kasta oo dambigaaga u badan yahay marna haka quusan naxatiista iyo dambi dhaafka Alle.
Alle ha inoo denbi dhaafo dhammaanteen
18/05/2023
17/05/2023
23/08/2022