Dugsiga sh cali cismaan

Dugsiga sh cali cismaan ku soo dhawoow hoygii aqoonta oo laguugu diyaariyey macalimiin khibrad leh oo tababaran

Beri oo  ay bishu tahay 19/9/2024 ahna maalin khamiisa Waxa lagu dhawaaqi doona natiijada imtixaamka shahaadiya ah ee fa...
18/09/2024

Beri oo ay bishu tahay 19/9/2024 ahna maalin khamiisa
Waxa lagu dhawaaqi doona natiijada imtixaamka shahaadiya ah ee fasalka 8aad iyo 12aad

Maamulka iyo macalimiinta dugsiga hoose dhexe ee sheekh cali cismaan ex riis waxay duco iyo natiijo farxad leh ugu ducaynayaan dhamaan ardayda sugaysa natiijada
Gaar ahaan ardayda dugsiga hoose dhexe ee sheekh cali cismaan in allah ku guuleeyo kana farxiyo

Guul insha allah dhamaan

Hambalyo hambalyo Waxaan hambalyo iyo bogaadin udirayaa ardayda iyo macalimiinta Dugsiga sh cali cismaan Oo tartan aqoon...
05/05/2024

Hambalyo hambalyo
Waxaan hambalyo iyo bogaadin udirayaa ardayda iyo macalimiinta Dugsiga sh cali cismaan
Oo tartan aqooneedki ay soo qaban qaabiyeen iyo maamulka ay kusoo guulaysteen ...

Ujeedada tartankan ayaa ahaa
Aqoon korodhsi
Isdhexgal
Iyo is barasho

Hambalyo hambalyo

Admin

  Maamulka iyo macalimiinta dugsiga hoose dhexe ee sheekh cali cismaan waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan qoyskii iyo q...
28/10/2023


Maamulka iyo macalimiinta dugsiga hoose dhexe ee sheekh cali cismaan waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Ahun abwaan, qoraa ,macalin, dulmi diid ,mufakir,

Allah qabriga ha uwaasiciyo su.aaasha qabrigana ha ufudaydiyo
Samir iyo iimaan saadiqana allah hakasiiyo ehelkii iyo qaraabadiina iyo azxaabti gaar ahaan bahda waxbarasha iyo suugaanta

AHUN SICIID GAHAYR

 Waxaan ugu horeyn mahadleh allah swt Marlabaadka waxaan umahadcelinayayna   Gaar ahaan maayirka caasimada   AHmed    oo...
10/08/2023



Waxaan ugu horeyn mahadleh allah swt
Marlabaadka waxaan umahadcelinayayna
Gaar ahaan maayirka caasimada AHmed oo Dugsiga sh cali cismaan bilicdiisa iyo dhismihiisaba door muhiima ka qaatay .
Waxaaan kalo umahadcelinayaynaa cid walboo ka qayb qaadatay

Aad ayaad umahadsantihiin

Maamulka iyo macalimiinta Dugsiga sh cali cismaan waxay hambalyada farxada awgeed bulsha weynta reer somaliland la qaybs...
28/06/2023

Maamulka iyo macalimiinta Dugsiga sh cali cismaan waxay hambalyada farxada awgeed bulsha weynta reer somaliland la qaybsanayaan farxada maalinta ciidal adxada awgeed .
Waxaan leenahay Ciid mubaarak kullu caam wa antum bikhyr

Beri oo sabti ah bishuna tahay 17/6/2023 waxaa dhamaan  ardayda somaliland u fadhiisanayan imtixaamkii shahaadiga ahaa.W...
16/06/2023

Beri oo sabti ah bishuna tahay 17/6/2023 waxaa dhamaan ardayda somaliland u fadhiisanayan imtixaamkii shahaadiga ahaa.

Waxaan ardayda dhamaan u rajeynaynaa guul iyo natiijo ay ku farxaan .
Gaar ahaan ardayda Dugsiga sh cali cismaan ee fasalka 8aad .
Guul Insha allah

Dhamaan ardayda fasalka 8aad ee Dugsiga sh cali cismaan  waxaan urajeynaya inay guul ka gaadhaan imtixaamka Iyo dhamaan ...
06/06/2023

Dhamaan ardayda fasalka 8aad ee Dugsiga sh cali cismaan waxaan urajeynaya inay guul ka gaadhaan imtixaamka
Iyo dhamaan ardayda kale ee somaliland

Guul insha allah 🙏

Masuuliyiinta Waxbarashada ayaa shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee loo fadhiisanayo wakhtiga la galayo imtixaanka shahaadiga ah ee sanadka 2022 ilaa 2023, kaasi oo qabsoomi doona 17-June-2023 oo ku beegan Maalin Sabti ah.

The SOCIA team Hargeisa launched the preamble of the   Campaign for our planet.🌍and celebrated world   day last   17th S...
20/09/2022

The SOCIA team Hargeisa launched the preamble of the Campaign for our planet.🌍
and celebrated world day last 17th September Programme was held at Sheikh Ali Osman ( ) school.

Address

Hargeisa

Telephone

+252633739309

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga sh cali cismaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Dugsiga sh cali cismaan:

Shortcuts

Share