Ka mid noqo boqolalka dhalinyarada ah ee ka faiidaysanaya labadan tobabar ee bilaashka ah Kulliyada kaabsan Online Academy waxay idin qabanaysa barnaamuj ah xirfadaha tolmoon oo ah wajigii koobaad oo ku bixi doona hab free ah labada course kala ah leadership & management
Link:https://wa.me/+252637915681
Take your ticket
Free courses
Free 2certificate
Place: Hiraal youth center
"The golden opportunity never comes back".
"الفرصة الذهبية لن تعود أبدا"
Kaabsan Online Academy
Welcome to Kaabsan College Online Academy, the college offers language and training
11/07/2024
Waxa saacado kooban inaga xiga tobabarkii leadership and management
Ka mid noqo boqollalka dhalinyarada ah ee xirfadaha iyo luuqadaha kala duwan ka bartay,kana aflaxay kulliyada kaabsan Online Academy
Wixii faah faahin ah kala xiidhiidh. https://wa.me/+252637915681
07/07/2024
Hambalyo ayaan leeyahay dhammaan Umadda islaamka, gaar ahaan shacabka Somaliland, Curashada Sanadka cusub ee islaamka awgeed, Ilaahay sanadka cusub ee hijriyada [1446] haynooga yeelo mid, Barwaaqo iyo badhaadhe, xasilooni aynu ku naaloono, guud ahaan Umadda islaamka gaar ahaan shacabka Jamhuuriyadda Somaliland
Kaabsan Online Academy
23/06/2024
Ka mid noqo boqolalka dhalinyarada ah ee ka faiidaysanaya labadan tobabar ee bilaashka ah Kulliyada kaabsan Online Academy waxay idin qabanaysa barnaamuj ah xirfadaha tolmoon oo ah wajigii koobaad oo ku bixi doona hab free ah labada course kala ah leadership & management
Link:https://wa.me/+252637915681
Take your ticket
Free courses
Free 2certificate
Place: Hiraal youth center
"The golden opportunity never comes back".
"الفرصة الذهبية لن تعود أبدا"
18/06/2024
Kulliyada kaabsan Online Academy waxay idin qabanaysa barnaamuj ah xirfadaha tolmoon oo ah wajigii koobaad oo ku bixi doona hab free ah labada course kala ah leadership & management
Link:https://wa.me/+252637915681
Take your ticket
Free courses
Free 2certificate
Place: Hiraal youth center
15/06/2024
Maamulka iyo macalimiinta Kaabsan Online Academy waxa idin ku hanbalaynayaan munaasibada ciidul adxada meel-kasta oo aad joogtaan alle ciidkan ciidkiisa caafimaad qab ha'inagu gaadhsiiyo.
08/06/2024
Fursad shaqo macalin
French teacher men
Requirements
1.Waa inuu computer-ka si fiican u yaqaano.
2.Waa inuu luuqada french si fiican u dhigayo kana Sito shahaado ugu yaraan ah Diploma
Ku Soo dir CV https://wa.me/+252636228178
27/05/2024
OGAYSIIS OGAYSIIS
Kulliyada kaabsan online academy waxay idinku bishaarnaysa inay bishan idin bilawday classes luuqada english ah iyo luiqada French oo.laudinku barayo hab free ah oo online ah
Wiixi faah faahin ah kala soo xidhiidh https://wa.me/+252636228178
21/04/2024
Kulliyada Kaabsan Online Academy bishan waxay qaadanaysa fasalo cusub oo ah skills gaar ahaan course-ka public speaking(FAGAARO HADALKA kaas oo aad ku qaadan doonto hab partical iyo theory ahaba
Muhiimada course-kani leeyahay
1. Inaad dad la hadashaa waxay kuu saamaxdaa inaad hibadaada ama waxaad
ku fiican tahay aad u gudbiso si ay kuugu gartaan adiga.
2. Inaad dadka adigu ugu gudbiso ama laysugu gudbiyo Fikradaha iyo
aragtiyaha bulshada faa’idada u leh.
3. Inaad dadka aqoon ugu gudbiso sida Diinta, Aqoonta maadiga ah,
Caafimaadka iwm ee nolosha lagama maarmaanka u ah.
4. Inaad dadka u gudbiso madadaalooyin iyo maaweelo waqtigooda hawleed
ee kala duwan ay kaga nastaan.
5. Inaad wacyigelin ugu samayso bulshada qaybaheeda kala duwan, adigoo
kala hadlaya xaalad ama arin jira oo soo kordhay isla markaana la rabo oo
ay muhiim tahay inay bulshadu ogaato.
6. Inaad dadka ku horumariso ama qof qofba aad kaga shaqayso
horumarintiisa siday doonto oo wanaagsan ha noqoto horumarintaasi e
BISHAAARO BISHAARO
Kulliyada Kaabsan Online Academy bishan waxay qaadanaysa fasalo cusub oo ah skills gaar ahaan course-ka public speaking waa course socon doona muddo ah bil iyo badh waxana ardaygu ku qaadan doona hab theory iyo hab partical ah wixii faah faahin ah kala xidhiidh
Link: https://wa.me/+252637915681
0637915681
21/04/2024
BISHAAARO BISHAARO
Kulliyada Kaabsan Online Academy bishan waxay qaadanaysa fasalo cusub oo ah skills gaar ahaan course-ka public speaking waa course socon doona muddo ah bil iyo badh waxana ardaygu ku qaadan doona hab theory iyo hab partical ah wixii faah faahin ah kala xidhiidh
Link: https://wa.me/+252637915681
0637915681
13/04/2023
Xikmad😊
Aqoonyahanku wuxuu aqoonyahan yahay markuu Rabbigiina yaqaano, Aakhirana yaqaano, Adduunkana uu isbadal ka sameyn karo.
-Sh Mustafa Xaaji
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hargeisa
1122