معهد الإمام الذهبي للدراسات الإسلامية واللغة العربية

  • Home
  • Somalia
  • Hargeisa
  • معهد الإمام الذهبي للدراسات الإسلامية واللغة العربية

معهد الإمام الذهبي للدراسات الإسلامية واللغة العربية معهد الإمام الذهبي للدراسات الإسلامية واللغة العربية في مدينة هرجيسا في حية /محمد موجى

Masjid Al-Khayr (Muscab) M.Mooge.KA FAAIDAYSI WANAGSN
24/02/2026

Masjid Al-Khayr (Muscab) M.Mooge.
KA FAAIDAYSI WANAGSN

30/10/2025

Xafladda sanad Dugsiyeedka 2024 -- 2025 Machadka Imaamu Dahabi
ee Degmada Maxamed Mooge. Hargeysa

21/10/2025

Midhaha Alle Ka Cabsiga | Xamse Jirde

  Q 4Aad:  Machadka Imaamu Dahabi Oo Xaflad Abaal marina U Sameeyay Ardaydii  Kaalmaha H**e Ka Gashay
17/10/2025

Q 4Aad: Machadka Imaamu Dahabi Oo Xaflad Abaal marina U Sameeyay Ardaydii Kaalmaha H**e Ka Gashay

  Q 3Aad:  Machadka Imaamu Dahabi Oo Xaflad Abaal marina U Sameeyay Ardaydii  Kaalmaha H**e Ka Gashay
17/10/2025

Q 3Aad: Machadka Imaamu Dahabi Oo Xaflad Abaal marina U Sameeyay Ardaydii Kaalmaha H**e Ka Gashay

  Q 2Aad:  Machadka Imaamu Dahabi Oo Xaflad Abaal marina U Sameeyay Ardaydii  Kaalmaha H**e Ka Gashay
17/10/2025

Q 2Aad: Machadka Imaamu Dahabi Oo Xaflad Abaal marina U Sameeyay Ardaydii Kaalmaha H**e Ka Gashay

  Q 1Aad:  Machadka Imaamu Dahabi Oo Xaflad Abaal marina U Sameeyay Ardaydii  Kaalmaha H**e Ka Gashay
17/10/2025

Q 1Aad: Machadka Imaamu Dahabi Oo Xaflad Abaal marina U Sameeyay Ardaydii Kaalmaha H**e Ka Gashay

OGAYSIIS OGAYSIIS Waxa uu ogaysiinayaa machadka Imaamu Dahabi waalidiinta lajecel naftooda iyo ubadkooda waxbarashada iy...
28/07/2025

OGAYSIIS OGAYSIIS
Waxa uu ogaysiinayaa machadka Imaamu Dahabi waalidiinta lajecel naftooda iyo ubadkooda waxbarashada iyo cilmiga
ina ay bilaabmatay diwaan galinta ardayda ee fasallada kala duwan ee sanad dugsiyedka 2025 - 2026
FADLAN KA FAIDYSO
Kala xidhiidh TELL: 0634406425 ama 0633881364

18/05/2025

KULANKA ARDAYDA DUFACADI KALA DANBEEYAY EE DHAMAYSAY IYO MACALIMIINTA
MACHADKA IMAAMU DAHABI.
معهد الإمام الذهبي للدراسات الإسلامية واللغة العربية

KULANKA ARDAYDA DUFACADI KALA DANBEEYAY EE DHAMAYSAY IYO MACALIMIINTA MACHADKA IMAAMU DAHABI
18/05/2025

KULANKA ARDAYDA DUFACADI KALA DANBEEYAY EE DHAMAYSAY IYO MACALIMIINTA
MACHADKA IMAAMU DAHABI

Kulan Martiqaad ah Kulankani wuxuu dhexmari doonaa *ardeydii* machadka kabaxday iyo *kuwa hadda kujira & macaliminta mac...
15/05/2025

Kulan Martiqaad ah
Kulankani wuxuu dhexmari doonaa *ardeydii* machadka kabaxday iyo *kuwa hadda kujira & macaliminta machadka,*

Waa kulan muhim u ah dhamaan ardeyda, macaliminta, iyo machadkaba.

Waxaan si,sharaf,mudnaan,karaamaba leh idiinka codsaneynaa ardayda iyo macaliminta sharafta lehba:inaad Soo ajiibtaan,kana sooqayb gashaan kulankan.

Fg: waxaa laydinku adkeynayaa inaad wakhtiga ilaalisaan,salaadana qofka ugu danbeeyaa kusoo tukadaa masjidka sh.cismaan a.xusen.

Waad mahadsantihiin 🙏🏻

Address

M. Mooge
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when معهد الإمام الذهبي للدراسات الإسلامية واللغة العربية posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to معهد الإمام الذهبي للدراسات الإسلامية واللغة العربية:

Shortcuts

Share

Category