Al-fajri quran online

Al-fajri quran online ka baro al-fajri quran online
1- quraanka kariimka
2- higaada carabida
3- barashada culuumta dii

ka baro al-fajri quran online  1- quraanka kariimka 2- higaada carabida 3- barashada culuumta diiniga ahwaxad wax ku bar...
09/06/2020

ka baro al-fajri quran online
1- quraanka kariimka
2- higaada carabida
3- barashada culuumta diiniga ah
waxad wax ku baranaysaa hab online ah adoo jooga gurigaaga iyo goobtaada shaqo dunida meelkaste ood ka joogto.
πŸ“ž call. +252634784551
πŸ“žwhatsapp +252634784551

09/06/2020
 Bishii ramadan waa dhamaad ama gabagabo.Bishani waxay ahayd bil aad u qabow oo naxariisteeda iyo isbedelkeeda qof wal o...
22/05/2020



Bishii ramadan waa dhamaad ama gabagabo.
Bishani waxay ahayd bil aad u qabow oo naxariisteeda iyo isbedelkeeda qof wal oo muslimi dareemayo.
Waxaan rabbi waydiisanaynaa inuu acmaasha saalixa inaga aqbalo toobada ina waa fajiyo inagana xoreeyo naarta.
Sidoo kale waxan allah waydiisanayna inuu dunuubta ina dhaafo xanuunadana inaga dulqaado bisha ramadan gadaasheedna inaga dhigo kuwii joogteeya acmasha een noqon ramadan caabud.
πŸŒπŸŒπŸŒπŸžπŸžπŸžπŸžπŸžβ›±β›±πŸŒ„πŸŒ…β°β°β°
Like and share pageka

Dhaman udamada islamka ah ramadaan kariim allah haynaga aqbalo acmaasha bisha ramadaan   saar page
07/05/2020

Dhaman udamada islamka ah ramadaan kariim allah haynaga aqbalo acmaasha bisha ramadaan
saar page

Address

Hargeisa

Telephone

+252634784551

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-fajri quran online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category