Abwaan dalmar muumin

Abwaan dalmar muumin films qoraa

04/03/2025
Dagmada salaxlay waxa ragaadiyey khilafaad soo noqnoday oo u dhexeeya golaheda degaanka oo ay kaga mashquleen shaqadii b...
18/02/2025

Dagmada salaxlay waxa ragaadiyey khilafaad soo noqnoday oo u dhexeeya golaheda degaanka oo ay kaga mashquleen shaqadii bulshada soo dooratay ka sugaysay
Hadaba mudanayaal waxaanu idiin dooranay in aad bulshada u adeegtaan oo dagmada wax ku soo kordhisan
waxanan idinkula talinayaa waxii tabasho ah in aad dhexdiina ka wada fadhiistan oo dhaqankii h**e ee xafiisyada hargaysa dacwada lala taagnaan jiray aad wax ka badashaan mudad yar ee idiin hadhay
iskuna tanaasushaan kuna dadaashan sidii dagmadu isbadalka dalka ka dhacay ula jaanqaadi lahayd dhinaca horumarka
fulinta aad doorateen wakhti siisan si bulshada loogu adeego.

Maayir adigana odaynimo ayaa lagaa rabaa iyo in aad golaha isku wado tabashada golahaagana dhagaysto intii macqul ah ogaatana in mudanayaasha golaha degaanku yihiin kuwa masuuliyandan kuu igmaday xaqna kuugu leeyihiin in aad dhagaysato
isla markaana ku dadaasho in aan hadalkinu dibada u bixin oo xafiiskaga aad ku xaliso

Muxiyadiin cabdilahi axmed ayaa qoray

28/01/2025

Address

1000
Hargeisa

Telephone

+252634703534

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan dalmar muumin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category