🚀 FURSAD CUSUB OO AAN LA SEEGIN!
Dedaal Academy waxay kuu soo bandhigaysaa:
🎓 Essential Soft Skills Masterclass — Course CUSUB!
đź’» 100% ONLINE
⏳ Mudo kooban gudaheed ku baro aqoon iyo xirfad dhab ah
🔥 Waxaan FREE ku siinaynaa 1000 arday oo nasiib leh!
Baro xirfadaha ugu muhiimsan ee nolosha bedela:
âś” Communication Skills
âś” Leadership Skills
âś” Emotional Intelligence Skills
âś” Teamwork Skills
âś” Problem Solving Skills
âś” Conflict Resolution Skills
âś” Productivity & Time Management
âž• Iyo xirfado kale oo ka badan 7 Skill!
🎯 Course-kan wuxuu kaa caawinayaa:
• Kalsooni buuxda
• Hogaamin iyo horumar
• Fursado shaqo & nolol
⚠Fursadani waa mid kooban — boosaska si degdeg ah ayay u buuxsamayaan!
👉 Isdiiwaangeli hadda: Tellka WhatsApp
Mustaqbalkaaga maanta bilow! 🚀
Dedaal Academy
Dedaal Academy | Empowering minds & shaping futures across Somali regions through training, coaching, and youth development. 🌍📚
07/03/2026
Hambalyo Hambalyo
Dedaal Academy Bisha Barakaysan ee Ramadan waxa aan usoo xidnay Free DIPLOMA In Human Development Skills In Ka badan 550+ Arday oo Dhalinyar soomaaliyeed oo kal Jooga dhamaan Deegaanada Soomaaliyeed.
farxad iyo sharaf bay noo tahay inaan horumarino Xirfadaha & Aqoonta dhalinyarada soomaaliyeed.
Adigu Magaaladee ayaad Joogtaa ? 🫵
27/02/2026
Jumca Mubarak Dedaal Academy 🕌🙏🏻
Sidee Caqliga loo dhisaa Bisha Ramadan Ustaad Abdirahman Burale.
Cibaadada Bisha Ramadan Sheekh Dr-Hamza Habiib
Highlight Video—Ramadan Productivity Night Dedaal Academy & Hargeisa.
14/02/2026
The Productive Ramadan Night—Dedaal Academy
Sawiro Q3aad
13/02/2026
The Productive Ramadan Night—Dedaal Academy
Sawiro Q2aad.
13/02/2026
The Productive Ramadan Night—Dedaal Academy
Sawiro Q1aad.
13/02/2026
Hoolkii waa inoo diyaar Insha Allah—Caawa Hargaysa & Dedaal Academy The Productive Ramadan Summit.
Get early Insha Allah—fadlan xilli h**e imoow.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Address
Ibraahim Dheere
Hargeisa