30/04/2023
Bushaaro bushaaro bushaaro
Waxa la ogoysiinaya Dhamaan dadwaynaha jecel barashada qura'aanka kariimka ah in uu machad darul xifdi online uu bishan qadan doono arday cusub iyo fasalo cusub
Waxa kugu diyaara macalimiin iyo maamulo karti iyo aqoon ba u leh dhigista quraanka
Hadaba wixi faahfahina waxad kala so xidhiidha lanbarada kala aha
0636974188 /0634089738