28/09/2025
๐ Bushaaro weyn ๐
๐จโ๐ qof kaste oo ay ka go'an tahay barashada computer-ku waxaanu free uga dhignay laba course oo aad u qiimo badan oo kala ah:
๐ป Barashada computer-ka iyo
๐ ๏ธ Cilad saarida Computer-ka
โจ Labadan course waxay fure u noqon doonaan shaqo helida iyo ku shaqaynta xirfad kaste oo computer kaaga baahnayd.
๐ต labada course ba waa bilaash (free) marka laga reebo khidmada yar ee is diwaangalinta oo ah mid qof waliba awoodi karo
๐ฒ inta ay fursadani furan tahay ka faa'idayso oo la xidhiidh
Macallin Maxamed
๐WhatsApp: +252636114431
Telegram: +252636114431
01/06/2025
๐ข BARASHADA COMPUTER-KA ๐ข
Course-kan waxa loo diyaariyey hab fudud oo practical ah oo qof waliba fahmi karo, sidoo kale waxa Course kan kuula socda course kale oo u gaar ah cilad saarida Computer-ka.
labadan course qofkii wada qaataa wuxuu noqonayaa qof si fiican ugu shaqayn kara Computer-ka sidoo kalena cilad saari kara Computer-kiisa oo aan u baahnayn qof kale.
Magaalo kaste oo aad joogto waad ka faa'idaysan kartaa fursadan.
๐ฉ Iska diwaan geli WhatsApp-ka:
๐ฒ+252636114431
Si aad u hesho course-kan Ku soo biir groupkan oo taabo link-gan hoose
https://chat.whatsapp.com/CDSAkZo1sbtD5zFD2siGf7
Ama kala xidhiidh
๐ฒ WhatsApp: +252636114431
17/02/2025
Ujeedada aynu u baranayno course ka cilad saarida Computer-ka.
1) in wixii cilad ah ee Computer-keena ku timaada aynu si fudud u xalino.
2) in uu inoo noqdo xirfad aynu ku shaqaysan karno
3) in aynu dadka ku caawino inagoo ilaahay ka rajaynayna inuu cilmiga inoo barakeeyo.
Course-Kan casharada dheeraad ah ee la socda waxa ka mid ah:-
1)Computer-kaagu waxa dhici karta inuu xumaado ama qadari ku timaado oo la xado, hadaba hadii la xado waxaad waadi kartaa xogtii computer-kaaga ku jirtay.
Si aanad u waayin waxyaabi computer-kaaga ku jiray waxa laga qaadaa back up oo internetka ayaa la dhigtaa adiga oo Gmail iyo password ku xidhanaaya, taasna waynu dhigan doonaa qaabka loo sameeyo.
2) hadii flash lagaa format gareeyo oo wixii ku jiray oo dhami baxaan waxaynu dhigan doonaa qaabka loo soo celiyo.
3)Farsamooyin badan oo wax badan kaa caawin doona gaar ahaan qaybaha qoraalkana waynu ku dhigan doonaa.
Soo dhawaada mar labaad.
Macalinka
Tel:+252906880040
02/02/2025
Barashada computer-ka.
Laba course oo kala duwan.
Mid waa:-
Course loogu talo galay qofka bilowga ah ee aan h**e computer u soo dhigan oo mudo laba bilooda ayuu soconayaa waxaana lagu dhiganayaa dhammaan qaybaha office ka iyo windows ka.
Waana laba bilood
Midka kalena waa:-
Course computer unlocking ah oo lagu baranaayo sida oo loo xaliyo ciladaha ku yimaada computerka,
Mudaduna waa bil keliya.
Wixii suโaal ah ah ama war bixin ah kala xidhiidh whatsappkan
+252636114431
08/12/2024
Ku soo dhawaw barashada computer-ka.
Baro isticmaalka Computer-ka adiga oo gurigaaga jooga kuna baro qaab fudud oo aad fahmi karto.
Wixii faahfaahina kala soo xidhiidh macallinka +252636114431
02/12/2024
500 oo arday
Waxaanu si free ah ku bari doonaa isticmaalka Computer-ka 500 arday.
๐จโ๐ป Mudada uu Course kani socdo Waxaad ku baran doontaa Barmaamijyada kala ah :-
โ
Barashada Aasaaska Computer-ka iyo Isticmaalkiisa
โ
Introduction to Windows
โ
Barashada Microsoft Word
โ
Barashada Microsoft Excel
โ
Barashada Microsoft PowerPoint
โ
Barashada Microsoft Publisher
โ
Barashada Microsoft Access
Course-kani waa free marka laga reebo is diwaan galinta oo ah lacag aad u yar.
๐ป ๐๐ฎ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐๐๐ผ ๐๐๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป oo ku baro computer applications mudo kooban, nagala soo xidhiidh WhatsApp-kan ๐ +252906880040