M. Aadan sheef secondry school

M. Aadan sheef secondry school

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from M. Aadan sheef secondry school, Education, 150 Street, Hargeisa.

17/05/2026

MAAMO FAADUMO

Alle cimriga iyo caafimad haku barakeeyo

17/05/2026

MAMULE AHMED YUSUF ALI
IYO WAC DARARIHII XUSKA 18 MAY

M. Aadan sheef secondry school

22/01/2026

Madal qurxoon oo kulmisay mamulka iyo macaliminta dugsiga M. Aadan sheef secondry school.

17/08/2025

Alx alla.mahad leh.

Hamblyo dhamaan ardayda M. Aadan sheef secondry school sanadkan ufadhiistay imtixanka shahaadiga ah oo dhaman tood ku wada gudbay darajo fiican .

Hamblyo dhamaan ardayda , walidiinta iyo macaliminta geliyey juhdiga badan.

Hamblyo
Hamblyo
Hamblyo

16/08/2025

𝗗𝘂𝗰𝗼 :

berri oo ah maalin axada waxa lagu dhawaaqi doonaa natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalada 4aad ee dugsiyada sare iyo fasalada 8aad ee dugsiyada hoose-dhexe ee Somaliland.


Waxaanu u rajaynaynaa dhammaan ardayda natiijada sugaysa natiijo fiican. Si gaar ah waxa aanu U ducaynaynaa guulna u rajaynaynaa ardayda Dugsiga sare ee M. Aadan sheef secondry school.

اللهم إني أسألك أن تبارك في جهود طلابي، وأن تمنحهم الفهم والقدرة على التحصيل.
اللهم اجعلهم من الناجحين، واغمرهم برحمتك، ووفقهم في دراستهم.


آمين.

14/05/2025

Udiyaar garowga xuska 18 may ee dugsiga M. Aadan sheef secondry school

04/05/2025

Diyaar garowga xuska 18 May iyo dugsiga M. Aadan sheef secondry school

29/03/2025

Maamulka, macalimiinta , walidinta ,ardaydaba iyo shaqalaha M. Aadan sheef secondry school dhamaantiin waxaan idinla wadaagayaa hambalyada farxada ciida alle ha inaga aqbalo acmaashii aynu soo gudanay bishii barakaysnayd ee ramadaan.
عيدكم مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وانتم بخير

27/03/2025

Daaburka iskulka M. Aadan sheef secondry school
Classka 4B( inamada ) oo daaburka ulaha iyo kalmad qiimo badan oo wacyigelina oo ku sabsan bisha ramadan sidii loga faa'idaysan laha

Sh. Xasan ismail oo kamida ardayda 4B oo so jeediyey

08/11/2024

Ogaysiis Fasax Doorashada.

M. Aadan sheef secondry school isagoo tixraacaya wareegatada ka soo baxday wasaarada waxbarashada.
Waxa uu Farayaa dhamaan ardayda ,Macalimiinta iyo waalidiintaba in dugsigu fasax galay, laguna soo noqon doono 16-Nov-2024 oo ku beegan Maalin sabti ah.

04/11/2024

Ustaad, Dr. Mukhtaar ibraahim abdi,Waa
Ma macalin fir-fircoon oo ka hawlgala dugsiga M. Aadan sheef secondry school , dhigana maddada Geogrphy

Cimri dherer iyo caafimad ustaad .

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


150 Street
Hargeisa