Al-Amal Academy

Al-Amal Academy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al-Amal Academy, School, Hargeisa.

Al-Amal Academy

πŸŽ“ Mission
To empower a skilled and knowledgeable community for sustainable development.

πŸ“š What We Offer
● Academic and professional courses.
● Research and business training.

πŸ’‘ Goal
Enhancing knowledge and skills for success.

Ogaysiis muhiim . Ardeyd fasalka sadexaad dugsiga sare .
28/04/2026

Ogaysiis muhiim . Ardeyd fasalka sadexaad dugsiga sare .

Ogaysiis muhiiim .Al_Amal AcademyKhamiis iyo jumace 4pm ilaa 6m
30/03/2026

Ogaysiis muhiiim .
Al_Amal Academy
Khamiis iyo jumace 4pm ilaa 6m

26/03/2026
26/03/2026

Fariin ka timid xafiiska imtaxaanka.qaranka

Eid  Mubarak.  Dhamaaan ummada Musliminta  aha.
19/03/2026

Eid Mubarak. Dhamaaan ummada Musliminta aha.

07/02/2026

Macalin mowliid daacad iyo hadalkii uu ka jeediyey xafladii maamus macallin.

Sawirradan waa maamuus ay u sameeyeen ardayda fasalka Form Fourka oo macallin Ridwaan Axmed Maxumed.u dhigaayay maadada ...
06/02/2026

Sawirradan waa maamuus ay u sameeyeen ardayda fasalka Form Fourka oo macallin Ridwaan Axmed Maxumed.u dhigaayay maadada xisaabta(maths) muddo lix bilood oo xidhiidh ah. fasalka Form Fourka, maalmaha Khamiista iyo Jimcaha.”

OGAYSIIS.  OGAYSIIS OGAYSIIS.waa markale iyo fursad xiligeedii dhawyahay!Dhamaan ARDAYDA ka gudbaaya FASALKA 3aad( form ...
23/05/2025

OGAYSIIS. OGAYSIIS OGAYSIIS.
waa markale iyo fursad xiligeedii dhawyahay!

Dhamaan ARDAYDA ka gudbaaya FASALKA 3aad( form three) ee dugsiyada dare ee dalka, gaar ahaan magaalada Hargeisa, waxaanu ugu bushaaraynanaa barnaamij 4 sano jirsaday oo ah:
form 4 oo la qaadan doono 2 bilood ee fasaxa
#10/6/2025 -10/8/205
# Galinka h**e: 6:50Am----11:50 Am
# Galinka dambe: 3:00Pm------6:15 Pm

Fiiro gaar ah: Diwaangalintii way socotaa ee h**e ugaadh.
Goobta: Fooqa Dalwanaaje ama ina-afdiinle ee suuqa hoose, Hargeisa, Somaliland.

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:00 - 22:00
Tuesday 07:00 - 22:00
Wednesday 07:00 - 22:00
Thursday 07:00 - 22:00
Saturday 07:00 - 22:00
Sunday 07:00 - 22:00

Telephone

+2524665177

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Amal Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al-Amal Academy:

Shortcuts

Share

Category