09/06/2024
Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Abdikeyf Mohammed Adan, Maxamed Cabdiraxmaan, Faadumo Ayaan Feetin, Aamino Maxamed, Abdirahman Ugaas Abdi Dhagey, Hamda Ahmad, Injineerka Ina Dhubad, Fozia Sayid, Abdulaziz Bashiir Muuse, Cabdi Shakuur Maxamed Salaad, Cabdi Cali Muse, Xamda Axmad, Cabdi Mohamed, Anwaar Shariif Sahal, Ibraahim Mahamed, Liiban Adan, Wiil Cade Sh Mahamed, Ahmed Ipnu Qudubi, Najma Mahamed, Kad Mahad Farah, Mohamed Faysal, Jigjiga Turcanod Tuli Guled, Mowliid Garaad, Mahamed Ibraahin Hayi, Cabdi Baso Wayel Abihiis, Bali Dhuure, Farxaan Khaliif, Mxamadabshir Sigale, Bella Hasan, Najiib Yosle, Shame Musee, Zulthan Diriye Mukhtaar
02/03/2024
Arday aan foomka buuxinin imtixaan ma qaadan doono.
20/02/2024
Waa qaar kamida mashaariicda Xafiiska Waxbarashadda Degmadda Xarshin oo isugu jira kuwo ay dawladdu fullisay sida deyrka dugsiga hoose/dhexe ee magaaladda Laanqayr oo ay ku baxayso lacag dhan 4,000,000 (Afar Milyan) Birr & dayactirka labada dugsi (Sare & Hoose) ee magaaladda Laanqayr oo lagu dayactiray kaqaybgalka shacabka islamarkaana ay ku baxday aduun lacageed oo dhan 1,000,000 (Hal Milyan) Birr ayey si wadajir ah u soo kormeereen xubno kamida Hogaaminta Gobolka Faafan oo ay ku weheliyaan Maamulka degmadda Xarshin.
22/09/2023
Waa Dugsiyadda Xarumaha Bali-amaan & Cafuufley oo laga bilaabay soo xarayntii ardayda!
22/09/2023
Waa kooxdii Abaabulka Waxbarashadda DDS & Xafiiska Waxbarashadda Degmadda Xarshin oo ku gudojira abaabulkii & wacyigelintii ol-olaha waxbarashadda. Waxanu sidoo kale goobihii aanu tagnay gaadhsiinay Agabka waxbarashadda ee ay dugsiyaddu u baahnaayeen!
Goobtani waa xarunta Laanqayrta